Muxuu Maxamed Saalax ka yiri wararka la bar-bar dhigaya Lionel Messi?
(England) 20 Maarso 2018. Dalkiisa waxaa looga yaqaanaa Messi-ga Masaarida, iminkana Premier League ayay ka bilaabatay in lala bar bardhigo laacibka mucjisada ah ee reer Argentina. Maxamed Saalax ayaa...
View ArticleSAWIRRO: Cristiano Ronaldo oo xalay ku guuleystay abaal marin kale oo Sare...
(Europe) 20 Maarso 2018. Crstiano Ronalod ayaa xalay Abaal marin kale loo caleemo saaray kaddib markii loo doortay laacibkii ugu fiicnaa Portugal. 33-jirka oo ay wehliso gacalisadiisa Georgina...
View Article“Waan idin sheegay inaan ahay kan ugu fiican Adduunka.”.-Ronaldo oo hadlay...
(Europe) 20 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa markale ammaan is huwiyay kaddib markii loo caleemo saaray laacibka sanadka ee Portugal sanadkii saddexaad oo xiriir ah. CR7 oo dhaliyay 37-gool 35-kulan...
View ArticleXulka Portugal oo soo bandhigay Maaliyadaha ay ku ciyaarayaan Koobka...
(Europe) 20 Maarso 2018. Xulka Portugal ayaa soo bandhigay maaliyada cusub ay ku ciyaari doonaan koobka adduunka ee bisha June lagu qaban doono Ruushka. Nike ayaa sameysay maaliyada gaduudan uu xulka...
View ArticleCaruurta Ingiriiska oo Bilaabay inay SAJUUDAAN Sidii Maxamed Saalax
(England) 20 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa ku jira usbuuca waalan kaddib Afar gool uu dhaliyay isla markaana gool kale uu dhiibay ciyaartii ay 5-0 uga adkaadeen Watford. Saameynta uu wiilka Masar ka...
View ArticleFiorentina oo Garoonkeeda Tababarka ugu Magac dartay Kabankeedii Geeriyooday
(Europe) 20 Maarso 2018. Naadiga Fiorentina ayaa go’aansatay inay Magaca ka badesho xeradeeda tababarka iyadoona ugu magac dareysa kabtankeedii dhawaan geeriyooyday ee Davide Astori. Daafaca reer...
View ArticleSAWIRRO: Xulalka iyo Maaliyadaha ay la soo shir tagi doonaan Koobka Adduunka
(World) 20 Maarso 2018. Dhacdada ugu wayn kubbada cagta adduunka ayaa bisha June lagu wadaa inuu ka bilowdo dhul qaboobaha Ruushka. Haddaba waxaa la soo bandhigay qaar ka mid ah xulalka waa wayn iyo...
View ArticleAC Milan oo usbuuca soo socda abaal marineysa Gennaro Gattuso
(Milano) 21 Maarso 2018. Gennaro Gattuso ayaa la warinayaa inuu qandaraas cusub Milan u saxiixi karo usbuuca soo socda ka hor kalanka Juventus. Laacibkii hore ee qadka dhexe ayaa kursiga Rossoneri...
View ArticleDEG DEG: Dacwad oogayaal Doonaya in Xabsiga loo taxaabo Xabi Alonso
(Spain) 21 Maarso 2018. Dacwad Oogayaasha Spain ayaa doonaya in Xabi Alonso xabsiga la dhigo muddo shan sano ah kaddib canshuur uu lunsaday. Laacibkii hore ee Liverpool, Real Madrid iyo Bayern Munich...
View ArticleSAWIRRO: Brazil oo soo bandhigtay maaliyadaheeda Koobka Adduunka..(Samba oo...
(Brazil) 21 Maarso 2018. Neymar iyo xarfaantiisa ayaa soo bandhigay Maaliyadaha ay ku ciyaari doonaan koobka adduunka ee June lagu qaban doono Ruushka. Xulka lagu naaneyso Samba ayaa maaliyadan...
View ArticleSAWIRRO: Luis Suarez oo si wayn loogu soo dhaweeyay Shiinaha
(China) 21 Maarso 2018. Luis Suarez ayaa gaaray Nanning ee dalka Shiinaha halkaa oo aad loogu soo dhaweeyay iyadoo ay ku soo xoomeen taageerayaal badan. Dhaliyaha Barcelona ayaa xulkiisa Uruguay ku...
View ArticleChelsea oo ku soo biirtay loolanka loogu jiro Toby Alderweireld…(Muruq waynta...
(London) 21 Maarso 2018. Naadiga Chelsea ayaa ku soo biirtay Loolanka loogu jiro daafaca Tottenham ee Toby Alderweireld, sida uu warinayo warsidaha Daily Mirror. 29-jirka ayaa dhammaadka xilli...
View ArticleZlatan Ibrahimovic oo BAXAR ku Jira!!!
(Manchester) 21 Maarso 2018. Zlatan Ibrahimovic ayaa faraha la gali kara dhibaato kaga timaada xiriirka FA, sababo la xiriira inuu ku lug leeyahay shirkad cusub oo Yurub laga furayo taa oo ku lug leh...
View ArticleMan United vs Tottenham, Chelsea vs Southampton…(Waqtiga la ciyaarayo Semi...
(England) 21 Maarso 2018. Waxaa la shaaciyay waqtiga la ciyaari doono afar dhammaadka koobka ugu qadiimsan England ee FA Cup. Manchester United ayaa lagu beegay kooxda Tottenham halka Chelsea ay ku...
View Article20-laacib oo waa wayn oo Bilaash lagu heli karo bisha June….(DAAWO SAWIRRO)
(Europe) 21 Maarso 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmi doona Bisha June ee na soo aadaan. 20-xiddig oo shidan ayay kooxaha bilaash ku heli karaan maadaama uu qandaraaska ka dhacayo...
View ArticleYaya Toure oo la la’yahay meel uu Cirib iyo Jaan dhigay!!…..(Xiriirka Ivory...
(Abidjan) 21 Maarso 2018. Xiriirka kubbada cagta Ivory Costa (FIF) ayaa talaadadii shaaca ka rogay inaysan war iyo wacaal u heyn halka uu ku sugan yahay xiddigooda qadka dhexe ee Yaya Toure, kaa oo ka...
View ArticleDEG DEG: Gaadiidka oo ka soo kacday booska ugu hooseeya ee Somalia Premier...
(Muqdisho) 21 Maarso 2018. Gaadiidka ayaa galabta guul ay baahi wayn u qabtay ka gaartay Madbacadda oo ay ku martay 2-0. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0. Markii la isku soo laabtay...
View Article“Dartaa Ayaan ugu hadlaa Luqada Spanishka.”. Aubameyang oo Instagram soo...
(Europe) 21 Maarso 2018. Weeraryahanka cusub ee Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa Nasiib u yeeshay inuu Dhunkado Ayeeyadiisa safarkeedii ugu dambeeyay ee Adduunkan ka hor inta aysan dhiman....
View ArticleWAA KU CAQLIGAAS: Ronaldo oo Daaha ka rogay Sirta ka dambeysa sida Foosha xun...
(Brazil) 21 Maarso 2018. Qofkasta oo daawaday koobkii adduunka ee 2002 uu ku guuleystay xulka Brazil wuxuu si wayn u xusuustaa Dhoorkii yaraa uu Ronaldo madaxa ku reebtay. Laacibka reer Brazil ayaa...
View Article“Sidaan ma fileyn…”. Alexis Sanchez oo ugu dambeyn afka furtay
(Manchester) 22 Maarso 2018. Manchester United ayaa bishii Janaayo Arsenal kala soo wareegtay Alexis Sanchez iyadoo uu heshiiska qeyb ka ahaa Henrikh Mkhitaryan oo dhanka kale u wareegay. Laacibka reer...
View Article