Xiddigaha Xulka Spain iyo Lambarada ay xiranayaan kulamada Argentina iyo Germany
(Spain) 22 Maarso 2018. Xiriirka FA ga Spain ayaa soo saaray Lambarada ay xiddigahooda xiranayaan labada kulan ee saaxibtinimo ay la kala ciyaari doonaan Germany iyo Argentina. Maadaama aan loo yeerin...
View Article“Adigaa markii hore meeshan iigu yeeray haddana kaligeey iigama tagi kartid.”.
(Spain) 22 Maarso 2018. Atletico Madrid ayaa rajeynaysa in Antoine Griezmann uu go’aansado inuu xilli ciyaareed kale la sii joogo, Diego Costa ayaana ku boorinaya wiilka reer France inuu baaqi ku sii...
View ArticleHaddaad garaneysay Man United markanna baro Women United
(Manchester) 22 Maarso 2018. Manchester United ayaa ugu dambeyn iska bareejeynaysa kooxaha kale ee Premier League kaddib markii ay si rasmi ah u xaqiijisay inay markii ugu horreysay sameysaneyso koox...
View ArticleNinka ugu Dheereeya adduunka oo isla meel dhigay Messi isagoona hoos u dhigay...
(Europe) 22 Maarso 2018. Ninka ugu dheereeya adduunka ee Usain Bolt ayaa isla meel dhigay laacibka Barcelona ee Lionel Messi isagoona sheegay inay labadooduba leeyihiin awood dabiic ah. Rugcdaaga reer...
View ArticleReal Madrid oo kala dooratay Kane iyo Lewandowski….(Hal sabab oo Yaab leh)
(Madrid) 22 Maarso 2018. Real Madrid ayaa xagaaga lala xiriirinayaa inay weerarkeeda xoojin doonto iyadoona bartilmaameedsaneysa Harry Kane iyo Robert Lewandowski. Warsidaha AS ee dalka Spain ayaa...
View ArticleShax isku dhaf ah oo laga sameeyey xulalka Germany iyo Spain ka hor...
(Europe) 22 Maarso 2018. Labada xul ee loo saadaalinayo inay ku guuleysan doonaan Koobka Adduunka ee Germany iyo Spain ayaa shax isku dhaf ah laga sameeyey ka hor kulankooda Saaxiibtinnimo ee habeen...
View ArticleBale oo Taariikh sameeyay xilli uu Giggs guul ku hoggaamiyay xulka Wales...
(Nanning) 22 Maarso 2018. Gareth Bale ayaa noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan taaiikhda xulka qaranka Wales galabta, iyadoo Ryan Giggs uu guul la gaaray xulka kulankiisii ugu horreeyey isagoo...
View ArticleReal Madrid oo ka hadashay wararka sheegaya in Cristiano Ronaldo uu ku sii...
(Madrid) 22 Maarso 2018. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Perez ayaa beeniyay wararka sheegaya in Cristiano Ronaldo uu ka tagayo garoonka Santiago Bernabeu. Florentino Perez...
View ArticleKooxda Horseed oo guul ay ka gaartay Elman ku soo xiratay wajiga hore ee...
(Muqdisho) 22 Maarso 2018.Waxaa sida qorshuhu yahay berri la soo gabagabeyn doonaa wajiga hore ee horyaalka heerka koowaad ee Somali Premier League, laakiin kooxda Horseed ayaa kulankeedii ugu...
View ArticleKooxda Real Madrid oo lacag iyo xiddig sare isku daraysa inay u hesho...
(Madrid) 22 Maarso 2018. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa soo bandhigi doonta lacag kaash ah oo lagu daray Lucas Vazquez ay kooxda Liverpool ugala soo wareegto Wiilka...
View ArticleRASMI: Xiddig ka ciyaara Premier League oo loo magacaabay Kabtanka cusub ee...
(Amsterdam) 22 Maarso 2018. Xiddiga kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa loo magacaabay kabtanka cusub ee xulka qaranka Netherlands. Tababare Ronald Koeman ayaa loo xil saaray inuu kabtan u...
View ArticleSAWIRRO: Jack Wilshere oo laga reebay xiddigaha xulka qaranka England ee u...
(London) 22 Maarso 2018. Xiddiga kooxda Arsenal ee Jack Wilshere ayaa la soo warinayaa in laga reebay xiddigaha xulkiisa qaranka England ee u duulay dalka Holland si ay halkaas ugu soo ciyaaraan kulan...
View ArticleRASMI: Ibrahimovic oo ka tagaya Manchester United….(Waa halkee??)
(Manchester) 22 Maarso 2018. Joog dheere Zlatan Ibrahimovic ayaa ka tagaya Manchester United, kaddib markii la isku afgatay in heshiiska uu xiddiga kula jiray kooxda la burburiyo. Manchester United...
View ArticleMUUQAAL + SAWIRRO: Mkhitaryan oo markii todobaad oo xiriir ah ku guuleystay…
(Yerevan) 22 Maarso 2018. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa maanta oo Khamiis ah la guddoonsiiyey abaal-marinta xiddiga sanadka Armenia ee Armenia’s Footballer of the Year...
View ArticleAlvaro Morata oo Daaha ka rogay laacibka ugu Baabuurka Shidan Shaxda Chelsea
(London) 23 Maarso 2018. Alvaro Morata ayaa daaha ka rogay laacibka ugu baabuurka Shidan shaxda Chelsea. Dhaliyaha reer Spain ayaa su’aashan la waydiiyay mar uu qeyb ka ahaa xayaysiin ay Chelsea u...
View ArticleNinka ugu Orodka dheereeya adduunka oo tababarka la bilaabay naadiga
(Dortmund) 23 Maarso 2018. Ninka ugu orodka dheer adduunka ee Usain Bolt ayaa maanta oo Jimco ah tababarka la qaatay kooxda reer Germany ee Borussia Dortmund. Laacibkan heysta Rikoodhka adduunka ee 100...
View ArticleBenaadir oo Beerka uga dhacday Jeenyo Somalia Premier League
(Muqdisho) 23 Maarso 2018. Benaadir ayaa galabta xaaqday kooxda Jeenyo oo ay ku martay 4-2. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0 oo ay ku hogaamineyso Benaadir. Benaadir ayaa saddex iyo...
View ArticleLacagaha uu Ronaldo doonayo inuu dheeraado Messi oo Daaha laga rogay!!
(Madrid) 23 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu noqdo laacibka ugu Mushaarka badan kubbada cagta adduunka. Inkastuu labo jeer oo is xigta ku guuleystay laacibka ugu fiican adduunka,...
View ArticleKevin De Bruyne oo qaati ka taagan in Ronaldo iyo Messi…..!!
(Manchester) 23 Maarso 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Manchester City Kevin De Bruyne ayaa qaati ka taagan in lala bar bardhigo laacibiinta ugu fiican kubbada cagta adduunka ee Lionel Messi iyo Cristiano...
View ArticleBrazil way ka maarmi kartaa Neymar Koobka Adduunka…(EEG SHAXDAN)
(Brazil) 23 Maarso 2018. Brazil ayaa cashar u dhigtay marti galiyayaasha koobka adduunk ee Ruushka kaddib markii ay 3-0 uga adkaadeen ciyaar saaxiibtinimo ay dhawaan ciyaareen. Xiddiga ugu magaca wayn...
View Article