Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: Luis Suarez oo si wayn loogu soo dhaweeyay Shiinaha

$
0
0

(China) 21 Maarso 2018. Luis Suarez ayaa gaaray Nanning ee dalka Shiinaha halkaa oo aad loogu soo dhaweeyay iyadoo ay ku soo xoomeen taageerayaal badan.

Dhaliyaha Barcelona ayaa xulkiisa Uruguay ku matali doono China Cup oo ay Semi Fina ka la ciyaari doonaan Czech Republic jimcaha soo socota.

Kulanka kale ee Semi Finalka waxaa isku qaban doona Xulka Wales iyo marti galiyayaasha koobkan saaxiibtinimo ee Shiinaha.

Xulka Wales waxaa markii ugu horreysay leylin doona rugcadaagii hore ee Manchester United Ryan Giggs.

Uruguay ayaa shax adag u soo xulatay koobkan maadaama ay u aragto is diyaarin ku haboon koobka adduunka oo ay Group-ka kula jiraan Egypt, Saudi Arabia iyo martigaliyayaasha dhacadada ugu wayn kubbada cagta ee Ruushka.

SAWIRRO:

Barcelona and Uruguay star Luis Suarez is mobbed by fans as he arrived in Nanning, China

Fans of the Uruguayan clamoured for autographs as he made his way through the airport

Suarez did take some time to sign autographs for the waiting fans as he arrived in Nanning

Uruguay will take on the Czech Republic in their China Cup semi-final on Friday 

One well-wisher had made this poster to welcome Suarez to China for the tournament 

Suarez received a warm welcome as one of the star attractions of the China Cup this week

The forward was all smiles as Uruguay prepare to ramp up their World Cup preparations

Suarez should be fairly fresh having missed Barcelona's weekend match through suspension

Suarez arrives at the team hotel as Uruguay prepare for their first match in the China Cup

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025