(Brazil) 21 Maarso 2018. Neymar iyo xarfaantiisa ayaa soo bandhigay Maaliyadaha ay ku ciyaari doonaan koobka adduunka ee June lagu qaban doono Ruushka.
Xulka lagu naaneyso Samba ayaa maaliyadan midabkan leh horey u soo xirtay beri samaadkii 1970-kii.
Brazil ayaa ka mid ah xulalka loo saadaalinayo koobka adduunka iyagoo eeganaya inay markii lixaad ku guuleystaan.
SAWIRRO:
Gool FM.