Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

DEG DEG: Gaadiidka oo ka soo kacday booska ugu hooseeya ee Somalia Premier League

$
0
0

(Muqdisho) 21 Maarso 2018. Gaadiidka ayaa galabta guul ay baahi wayn u qabtay ka gaartay Madbacadda oo ay ku martay 2-0.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad Gaadiidka ayaa heshay goolkii labaad.

Guusha ayaa uga dhigan inay ka soo kacday kaalinta ugu hooseysa horyaalka Somalia Premier League oo waxay leedahay iminka Lix dhibcood waxaana booskeeda galay Woxool oo Shan dhibcood wadata.

Madbacadda qudheeda meel dheer ma jirto oo waxay leedahay Todobo dhibcood oo qura.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles