Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Man United oo SAWIRRO QOSOL LEH laga sameeyay kaddib markii xalay laga soo cirib tiray Champions League

$
0
0

(England) 14 Maarso 2018. Manchester United ayaa xalay laga soo reebay tartanka ugu xiisaha badan ee Champions League kaddi markii ay guul darro lama filaan ah kula kulmeen Sevilla oo 2-1 ku qaarijisay.

Inkastoo aad loo dhaleeceeyay bandhiga xiddigaha Red Devils, misane Jose Mourinho ayaa ku adkeysanaya inay aad u wacnaayeen xiddigihiisa.

Sikastaba Man United ayaa kaddib guul daradii xalay laga sameeyay SAWIRRO MAAD LEH, iyadoona la soo sawiray Qaar ka mid ah xiddigaha kooxda oo laga tuuray baabuurkii Champions League.

DAAWO:

Goo FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles