Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Maxamed Saalax oo Twitter ka uga Jeex Jeexay Man United kaddib markii xalay laga reebay Champions League

$
0
0

(England) 14 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa baraha Bulshada uga jeex jeexay Manchester United kaddib markii xalay laga soo reebay tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Yurub ee Champions League.

Sevilla ayaa 2-1 ku martay kooxda Jose Mourinho.

Wiilka Reer Masar ayaa malaha ka aarsanayay Ashley Young oo ku jees jeesay kaddib markii ay Liverpool guul darada kala kulantay Manchester United.

Daafaca reer England ayaa bartiisa Istagram ku soo qoray:

Mohamed Salah fires dig at Man Utd after their Champions League exit to Sevilla

“Joojiyo su’aalahaad i waydiineysaan, Jeebkeyga kuma jiro Maxamed Saalax, waan dhaaranayaa kuma jiro.”.

Saalax durba markii uu dhammaaday kulankii xalay markiisa ku soo hadlay twitter ka isagoona soo qoray:

“Isku aadka Champions League kuma dhici karo si dhaqso ah.”.

Ama ma dhawa isku aadka Champions League taa uu malaha ula jeedo waqti ayaa idin kaga harsan inaad ka soo qeyb gashaan isku aadka xiga ee Champions League.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025