Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

DEG DEG: Horseed oo dib hogaanka ula qabatay Dekadaha

$
0
0

(Muqdisho) 14 Maarso 2018. Horseed ayaa hogaanka Somalia Premier League dib ula qabatay Dekadaha kaddib markii ay galabta 3-0 uga adkaatay Woxool.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0.

Nuune Haashimi ayaa hogaanka u dhiibay Horseed ka hor inta uusan goolka labaad u dhalin xiddigooda Xasaasi.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad Horseed ayaa waxaa goolka saddexaad u saxiixay Cadaani Barre Ciise.

Guusha ayaa Horseed uga dhigan inay iminka hogaanka 18-dhibcood kula heyso kooxda Dekadda oo xafidaneysa Horyaalka.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles