(Spain) 11 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa shalay saacadihii ugu dambeeyay laga reebay safka kooxda Barcelona kaddib wiil loo dhalay.
Xiddiga reer Argentina iyo xaaskiisa Antonella Roccuzzo ayaa shalay dunidan ku soo dhaweeyay wiilkoodii saddexaad ee loo bixiyay Ciro kaa oo safka kula soo biiray walaalihiisa ka wayn ee Thiago iyo Mateoo.
Messi ayaa baraha Bulshada soo dhiga sawirkii ugu horreeyay ee reerkiisa oo uu ku soo kordhay dhallaanka cusub:
Gool FM.