Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

GOOL AAN INNABA CAADI AHAYN: Daawo goolkii ay xalay Arsenal ka dhalisay Milan…(Ozil oo baas waalan dhiibay iyo Ramsey oo Goolhayaha ka tagay)

$
0
0

(Milano) 09 Maarso 2018. Arsenal ayaa xalay guul raaxo leh ku soo gaartay San Siro lugta hore ee wareega 16 ka Europe League kaddib markii ay 2-0 uga soo adkaatay camaaliqada reer Talyaani.

Henrikh Mkhitaryan ayaa bilowga ciyaarta goolka ugu daah furay Gunners.

Balse waxaa ka dambeeyay gool aan innaba caadi ahayn oo uu ka shaqeeyay Macallinka Baaska ee Ozil.

Kubbad qaabeeyaha reer Germany ayaa baas waali ah daafacyada uga dhex dusiyay Ramsey oo isna Goolhayaha dhulka uga tagay ka hor inta uusan shabaqa dhex dhigin.

BAL DAAWO:

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles