Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Fabio Capello oo ka fariistay Ciyaaraha isla markaana bilaabay howl cusub

$
0
0

(Europe) 09 Abriil 2018. Tabarihii hore ee xulka England iyo kooxaha Real Madrid, Juventus iyo AC Milan Fabio Capello ayaa ka fariistay ciyaaraha.

71-jirka reer Talyaani ayaa dhawaantan leylinayay kooxda Jiangsu Suning ee horyaalka Shiinaha balse iska casilay xilkaas.

 Capello, 71, was in charge of 42 games as Three Lions boss - winning 28 and losing just six

Waxaa lala xiriirinayay inuu qaban doono xulka dalka uu ka soo jeedo ee Talyaaniga kuwaa oo tababare la’aan ah, balse ma noqon oo wuxuu ka dhawaajiyay inuu ciyaaraha isaga fariistay.

Capello ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay shaqadii uu soo qabtay waayihiisa tababaranimo, balse uu iminka noqonayo Falanqeeye TV oo uu ku sheegay shaqo aan lagaa adkaaneyn.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles