“Adduun gaddoon ma noqon doonto haddii ay caawa Man City nagu hor dabaal...
(Manchester) 07 Abriil 2018. Manchester City ayaa caawa u dabaal degi doonta Premier League haddii ay garaacdo Manchester United oo mininkeeda marti ugu ah. Jose Mourinho ayaa hoos u dhigay isagoona...
View ArticleGuardiola oo sheegay inuu iska diiday Pogba oo loo soo bandhigay…(Laacibka...
(Manchester) 07 Abriil 2018. Ka hor kulanka caawa ee Derby Manchester, Pep Guardiola ayaa daaha ka rogay inuu iska diiday Paul Pogba kaddib markii loo soo bandhigay bishii Janaayo. Macallinka reer...
View ArticleRonaldinho oo daaha ka rogay midka uu doonayo inuu ka garab ciyaaro Ronaldo...
(Europe) 07 Abriil 2018. Dooda ku aadan kee fiican Ronaldo iyo Messi waa ma dhammaato qofba marbuu dhinac u jeediyaa. Labada laacib ayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay ku dagaalamayay abaal marinta...
View ArticleWOOW WOOW WOOW: Ronaldo oo LABAALEEY kale dhaliyay…(DAAWO)
(Madrid) 07 Abriil 2018. Haddii aad ogeyd in Cristiano Ronaldo uu Labaaleey cajiib ah ka dhaliyay Juventus kulankii ay 3-0 uga adkaadeen lugta hore ee sideed dhammadka Champions League ku darso wuxuu...
View Article“Pogba wuxuu qadka dhexe ee Man City ka noqon lahaa dooqa 5-aad.”.-
(England) 08 Abriil 2018. Laacibka ugu qaalisan Man United Paul Pogba ayaa labo gool ka xareeyay xalay naadiga Mancehster City kulan xiiso lahaa oo ay kaga adkaadeen 3-2. Ciyaartii shalay ee Derby...
View ArticleNeymar oo Baraha bulshada soo dhigay Fariin ku aadan Messi oo Gebi ahaan Gil...
(Europe) 09 Abriil 2018. Neymar ayaa Twitter-kiisa soo dhigay Qoraal ku aadan Messi oo ruxay adduunka kubbada cagta. Laacibka reer Brazil ayaa sheegay inay dhici doonto wax wayn oo ka dhexeeya isaga...
View ArticleBayern Munich oo diyaar u ah inay heshiis cusub u gacan galiso Labadeeda...
(Germany) 09 Abriil 2018. Madaxa fulinta Bayern Munich Karl-Heinz Rummenigge ayaa ka dhawaajiyay inuu miiska u saaran yahay qorshe ay heshiiska ugu ballaarinayaan labadooda rugcadaa ee Arjen Robben iyo...
View ArticleHorseed oo ku bar baratay Betroolka isla markaana ku soo dhawaatay hogaanka...
(Muqdisho) 09 Abriil 2018. Naadiga Horseed ayaa galabta ka habaarsatay Betroolka oo ay kaga adkaatay 5-0. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray gool madi ah oo ay ku hogaamineyso Horseed....
View ArticleFabio Capello oo ka fariistay Ciyaaraha isla markaana bilaabay howl cusub
(Europe) 09 Abriil 2018. Tabarihii hore ee xulka England iyo kooxaha Real Madrid, Juventus iyo AC Milan Fabio Capello ayaa ka fariistay ciyaaraha. 71-jirka reer Talyaani ayaa dhawaantan leylinayay...
View ArticleMaxaad ka ogtahay in Manchester United ay Sawirka Messi oo Kobahiisa...
(Manchester) 09 Abriil 2018. Man United waa mid ka mid ah kooxaha ugu wayn kubbada cagta adduunka balse Akaadamiyadeeda ayaa waxay u dirtay fariin cad oo ah in aan si sahlan lagu helin Lacag iyo Magac....
View ArticleHORDHAC: Manchester City vs Liverpool
(Europe) 10 Abriil 2018. Pep Guardiola iyo xertiisa ayaa caawa looga fadhiyaa inay jawaab kulul ka bixiyaan guul daradii 3-0 ay Liverpool kala soo kulmeen Afield lugta hore ee wareega sideed dhammaadka...
View ArticleHORDHAC: Roma vs Barcelona
(Europe) 10 Abriil 2018. Roma oo si xun loogu soo rabeeyay lugtii hore ee sideed dhammaadka Champion League ee lagu soo ciyaaray Nou Camp 4-1 ayaa caawa looga fadhiyaa inay ka fal celiso marka ay...
View ArticleSAWIRRO: Maxamed Saalax Caawa waa diyaar
(England) 10 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa dhaawac gumaarka ah uga baxay kulankii lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League ay 3-0 uga adkaadeen Manchester City. Laacibka 38-da gool...
View ArticlePep Guardiola oo Caawa Liverpool u balan qaaday in…….
(England) 10 Abriil 2018. Manchester City ayaa caawa garoonkeeda ku marti sooreysa Liverpool iyadoo maanka ku heysa sidii ay uga jawaab celin lahayd guul daradii 3-0 ee ku soo gaartay Anfield lugta...
View ArticleHORDHAC: Real Madrid vs Juventus
(Europe) 11 Abriil 2018. Real Madrid ayaa caawa raaskeeda Bernabeu ku marti qaadeysa Juventus lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Champions League iyadoo ay jirto in lugtii hore ay kaga soo...
View ArticleHORDHAC: Bayern Munich vs Sevilla
(Europe) 11 Abriil 2018. Bayern Munich ayaa beydkeeda ku marti qaadeysa caawa bar baarta Sevilla oo ay lugtii hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League uga soo adkaadeen 2-1. Wararka Labada...
View ArticleMaxamed Saalax oo Taariikh kale oo aan looga horeyn u dhigay Liverpool
(England) 11 Abriil 2018. Wiilka Muslimka ah ee Maxamed Saalax ayaa la joojin la’yahay isagoona sii wata wacdaraha uu ka dhigayo Yurub iyo Premier League. Xiddiga reer Masar ayaa xalay gool u dhaliyay...
View ArticleYaa u sabab ahaa in Barcelona ay Xalay si lama filaan ah uga harto Champions...
(Europe) 11 Abriil 2018. Barcelona ayaa xalay si lama filaan ah uga soo hartay tartanka Champions League kaddib markii ay guul darro 3-0 kala kulantay Roma lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka....
View ArticleSergio Ramos oo maqan, Yaa Caawa Kabtanka u xiran doona Real Madrid?????
(Madrid) 11 Abriil 2018. Kabtan Sergio Ramos ayaa caawa ganaax ku seegi doona kulanka lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Champions League. Los Blancos ayaa Juventus uga soo adkaatay 3-0 lugtii...
View ArticleHORDHAC: Hogaamiyayaasha Somalia Premier League ee Dekadda oo wajahaya Jeenyo
(Muqdisho) 11 Abriil 2018. Kooxaha Dekedda iyo Jeenyo ayaa galabta ku ballansan garoonka Banadir ee degmada Cabdicasiis ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League. Ciyaartan ayaa ah mid aad u...
View Article