(Madrid) 07 Abriil 2018. Haddii aad ogeyd in Cristiano Ronaldo uu Labaaleey cajiib ah ka dhaliyay Juventus kulankii ay 3-0 uga adkaadeen lugta hore ee sideed dhammadka Champions League ku darso wuxuu dhaliyay mid kale.
Intii lagu guda jiray tababarka Real Madrid ay isku diyaarineyso kulanka Atletico Madrid ayuu Ronaldo dhaliyay Labaaleey kale.
Waxaa kubbad u soo qaaday isla Carvajal oo kulankii Juventus na caawiyay.
DAAWO:
OTRA VEZ
@Cristiano pic.twitter.com/NsiFmhcXN0
— Real Madrid C.F. (@realmadrid) April 7, 2018
Gool FM.