Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Ronaldinho oo daaha ka rogay midka uu doonayo inuu ka garab ciyaaro Ronaldo iyo Messi

$
0
0

(Europe) 07 Abriil 2018. Dooda ku aadan kee fiican Ronaldo iyo Messi waa ma dhammaato qofba marbuu dhinac u jeediyaa.

Labada laacib ayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay ku dagaalamayay abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or, min Shan jeer ayayna ku guuleysteen.

Ronaldinho oo Barcelona kula soo ciyaaray Lionel Messi oo da’yar ayaa la waydiiyay labada laacib midka uu doorbidayo.

Natiijada sawirka Ronaldinho and Messi

Laacibka reer Brazil oo ka jawaabaya ayaa yiri:

“Messi.

“Waan jeclaan lahaa inaan la sii ciyaaro, waqti fiican uma helin isaga, aaduu u yaraa isaga.

“Waxaan jeclaan lahaa inaan markale garoonka la galo isaga.”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025