Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Ma aragtay wixii uu Shalay Sameeyay Willian markii lagu badelay Bakayoko????

$
0
0

(England) 23 Abriil 2018. Chelsea ayaa shalay si sahlan ugu soo baxday Finalka FA Cup kaddib markii ay 2-0 uga adkaatay Southampton.

Willian oo ay si wacan ugu saaran tahay ciyaarta ayaa qeybtii labaad daqiiqadii 64-aad lagu badelay Tiemoue Bakayoko taa uu laacibka ka carooday.

Timo waynaha reer Brazil ayaa markii la badelay isagoon meelna eegin si toos ah uga baxay garoonka oo xitaa kuma leexan meesha ay fadhiistaan ciyaartoyda keydka.

DAAWO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025