Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haddii uu Maxamed ku guuleystay laacibka sanadka ee waa waynka, Yaa loo...

(England) 23 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa loo Magacaabay laacibka Sanadka ee Premier League halka Da’yarka Sanadka ee Premier League loo caleemo saaray Leroy Sane. Xiddiga reer Germany ayaa abaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba oo ugu dambeyn ka hadlay Xiriirka kala dhexeeya Jose Mouirnho

(Manchester) 23 Abriil 2018. Jose Mourinho ayaa kulamo badan keydka ku cabay laacibka ugu qaalisan taariikhda Man United ee Paul Pogba iyadoo ay saxaafaduna dhigtay inuu khilaaf xogan ka dhex jiro....

View Article


Ma aragtay wixii uu Shalay Sameeyay Willian markii lagu badelay Bakayoko????

(England) 23 Abriil 2018. Chelsea ayaa shalay si sahlan ugu soo baxday Finalka FA Cup kaddib markii ay 2-0 uga adkaatay Southampton. Willian oo ay si wacan ugu saaran tahay ciyaarta ayaa qeybtii labaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

5-ta Ciyaaryahan iyo 5-ta Tababare ee ugu Mushaarka badan kubbada cagta kal...

(Europe) 24 Abriil 2018. Warsidaha France Football ayaa soo saaray ciyaartoyda iyo tababaryaasha ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka ee kal ciyaareedkan. Qiimentan ay sameysay jariiradda reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

20-ka Laacib ee ugu Mushaarka badan kubadda cagta Adduunka xilli ciyaareedkan...

(Europe) 24 Abriil 2018. Warsidaha France Football ayaa soo saartay ciyaartoyda ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka ee xilli ciyaareedkan. Jariiradda reer France waxa ay qiimeyntan ku salaysay,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Maxamed Saalax waa Laacibka ugu Fiican Adduunka waqti xaadirkan.”.- Steven...

(England) 25 Abriil 2018. Steven Gerrard ayaa si kal iyo laab ah u ammaanay Maxamed Saalax kaddib wacdarihii uu xalay ku dhigay AS Roma kulankii ay 5-2 uga adkaadeen lugta hore ee semi finalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO LA HELAY: Maxaad ka ogtahay wixii uu sameeyay Maxamed Saalax intii...

(England) 25 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa xushmad kal iyo laab ah u muujiyay kooxdiisii hore ee AS Roma isagoona diiday inuu dabaal dego kaddib markii uu labo gool ka xareeyay ciyaartii xalay ay...

View Article

DEG DEG: Qeybtii hore ee ciyaarta Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Uganda oo soo...

(Burundi) 25 Abriil 2018. Waxaa soo idlaatay qeybta hore ee ciyaarta Semi Finalka Cecafa Under -17 uu xulkeena la yeelanayay dhigiisa Uganda. Waxaa lagu maray qeybta hore 0-0. Xulka Uganda ayaa iska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Labo Laacib oo Muhiim u ah Arsenal oo isku DAGAALAY xerada tababarka...

(London) 25 Abriil 2018. Labo Laacib oo Muhiim u ah Arsenal ayaa isku dagaalay xerada tababarka kooxda ka hor kulankooda muhiimka ah ay habeen dambe la ciyaari doonaan Atletico Madrid. Gunners ayaa...

View Article


DE DEG: Xulkeena Soomaaliya oo u soo baxay Finalka Cecafa Under -17….(GUUL...

(Burundi) 25 Abriil 2018. Xulka Soomaaliya ayaa isa soo taagay Final ka Cecafa Under -17 kaddib markii ay 1-0 uga soo taqaluseen xulka Uganda. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0. Xulka...

View Article

DEG DEG: Kaddib markii uu xulka Somaliya u soo baxay Finalka, Guddooomiyaha...

(Africa) 25 Abriil 2018. Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay u soo baxday Finalka Cecafa Under -17 kaddib markii ay galabta 1-0 uga adkaatay Uganda. Guddooomiyaha xiriirka kubada cagta Afrika Axmed...

View Article

Yuu Xulka Soomaaliya la ciyaarayaa Final ka, Goormaase la ciyaarayaa????

(Burundi) 25 Abriil 2018. Xulkeena ayaa markii ugu horreysay isa soo taagay Finalka Cecafa Under -17 kaddib markii ay Galabta gool Madi ah ku cabeen Uganda. Haddaba Soomaaliya ayaa la ciyaari doona...

View Article

Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo iyo Fariin Gaaban u diray xulkeena Soomaaliya...

(Somalia) 25 Abriil 2018. Xulkeena ayaa markii ugu horreysay isa soo taagay Finalka Cecafa Under -17 kaddib markii ay Galabta gool Madi ah kaga adkaadeen Uganda. Madaxwayne Farmaajo ayaa Hambalyo iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Manchester United oo Maxamed Saalax dartii u Weerarary...

(Europe) 25 Abriil 2018. Taageerayaasha Manchester United ayaa Maxamed Saalax Dartii u weeraray weeraryahankoodii hore ee Robin van Persie kaddib markii uu laacibka reer Holland ammaanay xiddiga reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa SABAB u ah Guusha Xulka Qaranka Soomaaliya ee markii ugu horreysay gaaray...

(Burundi) 25 Abriil 2018. Waa rajo uu maanka ku hayo qof walba oo sheegta magaca Soomaaliya, ugu dambayn guul lagu farxo ayuu dalkeena gaaray. Weeraryahanka kooxda Gaadiidka Farxaan Duqoow ayaa gool...

View Article


Ronaldo oo xalay 13-kulan kaddib Gool dhalin waayay, Laakiin sidaas ay tahay...

(Europe) 26 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay tartanka Champions League 13-kulan kaddib ku guul darreystay inuu wax gool ah dhaliyo. 22-gool ayuu soo dhaliyay xiddiga reer...

View Article

Real Madrid oo Xalay TAARIIKH Cusub u dhigtay Champions League

(Europe) 26 Abriil 2018. Real Madrid ayaa xalay guul soo laabasho leh ka gaartay Bayern Munich lugta hore ee wareega afar dhammaadka Champions League ee lagu soo ciyaaray Jarmalka kaddib markii ay uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo isku diyaarineysa in Maxamed Saalax…..

(England) 26 Abriil 2018. Liverpool ayaa isku diyaarineysa inay Real Madrid ku wargaliso inaysan ka iibin doonin Maxamed Saalax lacago kasta oo ay u soo bandhigaan xitaa 200 milyan sida uu warinayo...

View Article

Maxamed Saalax oo Fariin DAMQASHO leh u soo diray Saaxiibkii Oxlade-Chamberlain

(England) 26 Abriil 2018. Xiddiga Liverpool ee Maxamed saalax ayaa fariin damqasho leh u diray saaxiibkii Oxlade-Chamberlain. Laacibka reer England ayaa garoonka looga saaray dhaawac Jilibka ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO MUUQAAL XALAY KU DHAAFAY: Marcelo oo sameeyay Taabashadii ugu……!!!!

(Europe) 26 Abriil 2018. Marcelo ayaa xalay Real Madrid ka caawiyay inay guul dirqi ah ka gaarto Bayern Munich lugta hore ee afar dhammaadka Champions League ay kaga adkaadeen 2-1. Laakiin qofkasta ma...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live