Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

DEG DEG: Kaddib markii uu xulka Somaliya u soo baxay Finalka, Guddooomiyaha xiriirka kubbada cagta Afrika ayaa ballan qaaday in….

$
0
0

(Africa) 25 Abriil 2018. Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay u soo baxday Finalka Cecafa Under -17 kaddib markii ay galabta 1-0 uga adkaatay Uganda.

Guddooomiyaha xiriirka kubada cagta Afrika Axmed Axmed ayaa ka dhawaajiyay inuu ku farxay guusha ay gaartay Soomaaliya wuxuuna ballan qaaday inuu u safri doono Burundi si uu u daawado kulanka Final ka ay Soomaaliya ku wajihi doonto Tanzania.

Axmed ayaa warkaan u xaqiijiyay guddoomiyaha kubbada Cagta Soomaaliya ee Cabdiqani Saciid Carab.

Waxaa xusid mudan in Guddooomiyaha xiriirka kubada cagta Afrika Axmed Axmed uu soo booqday Soomaaliya isla markii xilkaasi loo doortay.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025