Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacib ka tirsan Liverpool oo sheegay inuu mararka qaar NECEBYAHAY Maxamed...

(England) 26 Abriil 2018. Waa sax in Maxamed Saalax laga sii jeclaanayo kubbada cagta adduunka iskaba dhaafee naadiga Liverpool balse xiddig ka tirsan kooxdiisa ayaa sheegay inuu mararka qaar neceb...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QORMADA JIMCAHA: Xog kaa Qarsooneyd oo ku aadan Xulkeena Qaranka...

(Muqdisho) 27 Abriil 2018. Xulkeena qaranka ayaa markii ugu horreysay Taariikhda isa soo taagay Finalka Cecafa Under -17. Group A ayay si xarago leh uga soo bexeen kaddib markii ay lix dhibcood ka...

View Article


Barcelona si CAAWA ugu dabaal degto La Liga waxay u baahan tahay……

(Spain) 29 Abriil 2018. Barcelona ayaa caawa u dabaal degi doonta inay ku guuleysatay La Liga haddii ay Dhibic ka soo hesho naadiga Deportivo oo ay mari u tahay. Kooxda lagu naaneyso Galicians ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Saalax oo maraya Imtixaan adag oo ku aadan...

(Europe) 29 Abriil 2018. Maxamed Saalax ayaa had iyo jeer islaamnimadiisa si cad u muujiya markuu garoonka ku jiro iyo markuu bannaanka joogaba. Mar kasta uu gool dhaliyo ayuu Sujuudaa, marar badanna...

View Article

MUUQAAL QIIMO LEH: Madaxwayne Farmaajo oo Taleefan kula hadlay Tababaraha iyo...

(Muqdisho) 29 Abriil 2018. Madaxwaynaha Jamhuuriyada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Taleefanka kula hadlay Tababare Salaad iyo Ciyaartoyda xulka ka hor kulanka Finalka galabta...

View Article


DEG DEG: Duqa Gobalka Benaadir oo BALLAN QAAD u sameeyay ciyaartoyda xulka...

(Muqdisho) 29 Abriil 2018. Xulkeena Qaranka ee 17-jirada ayaa Galabta ciyaarta Finalka Cecafa la ciyaari doona dhigooda Tanzania. Dhiiro galin xoogan ayay ka heleen Madaxwayne Maxamed Cabdilaahi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Safafka Rasmiga ah ee Soomaaliya Vs Tanzania…..(Finalka 17-jirada...

(Burundi) 29 Abriil 2018. Waxaa la soo saaray Safafka Rasmiga ah ee Soomaaliya iyo Tanzania Final ka 17-jirada koobka Cecafa. Waxay Soomaaliya ku soo galeysaa: Tanzania ayaa iyana ku soo galaya: Gool FM.

View Article

DEG DEG: Kulankii Soomaaliya vs Tanzania oo la JOOJIYAY

(Burundi) 29 Abriil 2018. Waxaa la joojiyay Ciyaartii Finalka 17 jirada Cecafa ee u dhexeysay xulkeena Qaranka iyo xulka Tanzania sababo la xiriira Roobab xoogan oo da’ay. Waxaa la ciyaaray dhowr iyo...

View Article


DEG DEG: Ciyaartii oo dib u bilaabatay Somalia vs Tanzania (FINAL ka...

(Burundi) 29 Abriil 2018. Waxaa dib loo ambo qaaday kulankii ciyaarta kama dambeysta ee 17-jirada Cecafa ee u dhexeeya xulkeena iyo Tanzania. Ciyaarta ayaa markii hore loo joojiyay Roob xoogan oo da’ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: Soomaliya maka soo kaban kartaa Goolka lagu marsiiyay qeybta hore,...

(Burundi) 29 Abriil 2018. Waxaa soo idlaatay qeybta hore ee ciyaarta Finalka 17-jirada Cecafa ee u dhexeeya xulkeena iyo Tanzania. Waxa qeybta hore lagu kala nastay 1-0 oo xulkeena lagu hogaaminayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Maxamed Saalax oo BAXAR ku Jira…(Laacibka oo la Ganaaxi karo SADDEX...

(England) 30 Abriil 2018. Maxamed Salaax ayaa Baxar ku jira isla markaana qoorta loo suri karo saddex kulan oo ganaax ah kaddib markii la helay muuqaalo iyo Sawirro isagoo u muuqda inuu gacanta wajiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diego Maradona iyo Tababarayaashii ka hoos shaqeynayay oo la wada Ceyriyay...

(UAE) 30 Abriil 2018. Naadiga Al Fujairah ee ka dhisan Isku taga Imaaraadka carabtay ayaa ceyrisay tababarahooda Diego Maradona iyo dhammaan shaqaalihii ka hoos shaqeynayay iyadoo ay jirto inaan hal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo Fariintan Twitter-ka u soo dhigtay Barcelona

(Spain) 01 Maajo 2018. Barcelona ayaa u dabaal degtay hanashada horyaalka La Liga iyo Copa del Rey. Maalin uun kaddib markii ay Barca La Liga ku xaqiiqsatay gegada Estadio Riazor kaddib guul ay ka...

View Article


MARCA oo Codeen u sameysay Xiddigaha Barcelona…(Sidee Kaalimaha ugu soo kala...

(Spain) 01 Maajo 2018. Barcelona ayaa ku wada guuleysatay La Liga iyo Copa de Rey. Marca ayaa codeen sameysay si ay u hesho laacibka ugu fiican Barcelona xilli ciyaareedkan 2017/18. Inkabadan 40,000 oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka hor kulanka caawa ee Bayern Munich, Zidane ayaa waydiistay ciyaartoyda...

(Spain) 01 Maajo 2018. Real Madrid ayaa caawa Bernabeu ku marti galin doonta Bayern Munich lugta labaad ee wareega afar dhammaadka Champions League iyadoo ay xusid mudan tahay inay lugtii hore kaga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

EEG: Maxamed Saalax oo SAWIR CAJIIB ah la galay Xiddigaha Liverpool ka hor...

(England) 01 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa xerada tababarka kooxda Liverpool ee Melwood lagu guddoonsiiyay abaal marinta inuu ka mid noqday shaxda kooxda ugu fiican Premier League. Wuxuu Wiilka reer...

View Article

DEG DEG: Maxamed Saalax oo markale Kevin De Bruyne ku garaacay Laacibka...

(England) 01 Maajo 2018. Haddii aad ogeyd in Maxamed Saalax uu Kevin De Bruyne ku garaacay abaal marinta laacibka sanadka ee Premier League (PFA) ku darso xisaabta wuxuu iminkana ku garaacay Laacibka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Liverpool oo u Duushay Magaalada Roma

(England) 01 Maajo 2018. Liverpool ayaa u safartay dalka Talyaaniga ka hor kulankeeda habeen dambe ee naadiga Roma. Reds ayaa lugtii hore ku soo adkaatay 5-2 xilli uu Maxamed Saalax labo ka xareeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ronaldo wuxuu soo muuqdaa marka uu Kulanku Fool xumaado.”.

(England) 01 Maajo 2018. Xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay shabaqa tagi waayay kulan Champions League ah ciyaartii ay 2-1 uga soo adkaadeen Bayern Munich usbuucii tagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Raali gareeyay ciyaartoyda Real Madrid intii uu socday kulankii Xalay

(Spain) 02 Maajo 2018. Ronaldo ayaa xalay raali galiyay saaxiibadiisa kooxda intii uu socday kulankii mashaqada ahaa ay 2-2 Bernabeu kula galeen Bayern Munich isla markaana ugu gudbeen Final ka...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live