(England) 01 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa xerada tababarka kooxda Liverpool ee Melwood lagu guddoonsiiyay abaal marinta inuu ka mid noqday shaxda kooxda ugu fiican Premier League.
Wuxuu Wiilka reer Masar horey ugu guuleystay laacibka sanadka ee Premier League.
Abaal marinta cusub ayuu Maxamed Saalax xerada tababarka kula dabaal degay Liverpool ka hor kulankooda habeen dambe ee Roma lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League.
Xiddigaha Reds ayaa xambaaray oo Sawir Cajiib ah la galay Saalax.
EEG SAWIRKA:
Gool FM.