Vidal oo markale Baraha Bulshada ku Weeraray Real Madrid iyo Garsoorihii Xalay
(Europe) 02 Maajo 2018. Arturo Vidal oo xalay dhaawac uga maqnaa Bayern Munich ayaa Real Madrid iyo Garsoorihii xalay dhex dhaxaadinayay kulanka ku soo weeraray baraha bulshada. Los Blancos ayaa Final...
View ArticleMan City, Barcelona iyo PSG oo loo Magacaabay Kooxaha ugu…..
(Europe) 02 Maajo 2018. Waxaa daaha laga rogay Baaritaano lagu sameeyay kooxaha ugu waa wayn Yurub iyadoo ay Manchester City, Barcelona iyo PSG ay noqdeen kooxaha qarash gareeyay lacagaha ugu badan. La...
View ArticleBenzema oo soo qabtay Lionel Messi
(Europe) 02 Maajo 2018. Karim Benzema ayaa dhaliyay labadii gool ay xalay Real Madrid ka dhalisay Bayern Munich kulankii ku idlaaday 2-2 taa oo uga dhigan inuu soo qabtay Lionel Messi. Labada gool ayaa...
View ArticleNaadiga Benaadir oo u duushay dalka Jabuuti si ay uga qeyb gasho…..
(Muqdisho) 02 Maajo 2018. Naadiga Benaadir ayaa u dhuushay dalka Jabuuti halkaa oo ay ku ciyaari doonto labo kulan oo is reeb reeb ah ka hor inta aysan ka qeyb galin koobka Jaamacadaha Carabta ee lagu...
View ArticleDekadda iyo Heegan oo kala adkaan waayay….(Laakiin Dekadda waxay heysataa...
(Muqdisho) 02 Maajo 2018. Kulankii la wada sugayay ee Dekadda iyo Heegan ayaa ku soo idlaaday bar baro 1-1. Labadan kooxood ayaa u wada hanqal taagaya hanashada horyaalka Somalia Premier League waana...
View ArticleTaageerayaasha Liverpool oo Caawa ciyaarta kaddib Lagu sii heyn doono...
(Roma) 02 Maajo 2018. Liverpool ayaa caawa Talyaaniga kula ciyaari doonta Roma lugta labaad ee wareega afar dhammaadka Champions League iyadoo ay lugtii hore kaga soo adkaatay 5-2. Taageerayaasha...
View ArticleRoma waxay Final ka Champions League Caawa ugu soo bixi kartaa oo kaliya in...
(Europe) 02 Maajo 2018. Liverpool ayaa caawa Roma kula ciyaareysa Talyaaniga lugta labaad ee Semi Final ka Champions League xilli ay lugtii hore ku soo dubatay 5-2. Halyeygii hore ee naadiga reer...
View ArticleMa aamineysid Lacagaha uu Ronaldo ku soo iibiyay Faraantiga uu ku alkuntay...
(Europe) 02 Maajo 2018. Warar dhawaan gal ah ayaa tibaaxaya in Cristiano Ronaldo uu doonayo inuu la aqal galo gabadha ay iminka wada socdaan ee Georgina Rodriguez. Inkastoo labada lamaane uusan midkood...
View ArticleSAWIRRO: Arsenal oo u duushay Spain
(Europe) 02 Maajo 2018. Arsenal ayaa u safartay magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain ka hor kulankeeda habeen dambe ee Atletico Madrid. Gunners ayaa lugta hore ee wareega afar dhammaadka Europe...
View ArticleLiverpool oo TAARIIKH CUSUB u dhigtay Champions League
(Europe) 03 Maajo 2018. Liverpool ayaa Taariikh u dhigtay Champions League kaddib markii ay xalay gaartay Finalka. Kooxda reer England ayaa looga adkaaday 4-2, waxayse ku baxsatay inay lugtii hore ku...
View ArticleRoma oo FARIIN CAJIIB ah u soo dirtay Maxamed Saalax kaddib markii uu gaaray...
(Europe) 03 Maajo 2018. AS Roma ayaa Fariin Cajiib ah u soo dirtay xiddigeedii hore ee Maxamed Saalax kaddib markii uu u gudbay Finalka Champions League. Kooxda reer Talyaani ayaa karti xoogan muujisay...
View ArticleMuxuu ahaa BOORKII ay xalay ku dabaal dagayeen Xiddigaha Liverpool???+SAWIRRO
(Europe) 03 Maajo 2018. Liverpool ayaa xalay u soo baxday Final ka Champions League iyadoo ay jirto in looga adkaaday 4-2 oo waxaa caawiyay inay lugtii hore ee Semi Final ka ku soo badiyeen 5-2. Intii...
View ArticleJose Mourinho oo ka hadlay Xaalada Lukaku…(Ma ciyaari karaa Final ka FA Cup?)
(Manchester) 03 Maajo 2018. Weeraryahanka reer Belgium Romelu Lukaku ayaa ku qasbanaaday inuu garoonka ka boxo ciyaartii ay Man United 2-1 uga adkaatay Arsenal. Red Devils ayaa ka baqdin qabtay inay...
View ArticleMane, Firmino iyo Maxamed Saalax oo Garaacay Weeraryahannadii caanka ahaa ee...
(Europe) 03 Maajo 2018. Liverpool xalay uma soo bixin oo kaliya Finalka Champions League oo waxay sidoo kale sameysay Taariikh. Reds ayaa noqotay kooxda goolasha ugu badan ka dhalisa Koobka dhaga...
View ArticleMaxamed Saalax oo sheegay in Real Madrid ay Sabab u tahay inuu Goolal dhalin...
(England) 03 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa ku jira qaab ciyaareed aan innaba caadi ahayn iyadoo xitaa loo saadaaliyay inuu Ballon d’Or kula dagaalami karo kabo waynta Messi iyo Ronaldo. Wiilka reer...
View ArticleGoorma ayaa la ciyaarayaa Final ka Europe League halkeesa lagu ciyaarayaa, ,...
(Europe) 04 Maajo 2018. Atletico Madrid iyo naadiga Marseille ayaa xalay u soo wada baxay Finalka tartanka Europe League. Haddaba goormaa la ciyaarayaa Final ka?? Waxaa la ciyaari doonaa Abroco 16-ka...
View Article“Malaha waaba Anigii oo Muraayad hor Taagan.”.- Maxamed Saalax oo laga...
(Egypt) 04 Maajo 2018. Xiddiga Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa si wayn u Yaabay kaddib markii uu Magaaladii uu ku dhashay ee Nagrig kula kulmay Shaqsi aad ugu eg. Ahmed Bahaam waa 30-jir Ganacsiga ka...
View ArticleInter Milan oo Noqotay kooxdii ugu horreysay Horyaalka Talyaaniga oo in ka...
(Italy) 04 Maajo 2018. Inter Milan ayaa noqotay Naadigii ugu horreeyay horyaalka Serie A oo taageerayaasha soo xaadira garoonkeeda xilli ciyaareedkan ay kor u dhaafaan Hal Milyan. Kulankii Derby...
View ArticleSerigo Ramos oo DIGNIIN CAD u soo diray Maxamed Saalax ka hor Final ka...
(Europe) 04 Maajo 2018. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa Digniin cad oo aan gambasho lahayn u soo diray Maxamed Saalax ka hor Final ka Champions League. Daafaca Mayilka adag ayaa hoos u dhigay...
View ArticleQORMADA JIMCAHA: “Waxaa la igu yiri kala dooro RAMADAANKA iyo inaad Ciyaarto,...
(Europe) 04 Maajo 2018. Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa nagu soo fool leh iyadoo ay ka harsan tahay wax ka yar labo usbuuc. Waxaa aad loo hadal hayaa sidii uu Maxamed Saalax u maareyn lahaa Bisha...
View Article