Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MESSI vs RONALDO: Yaa hogaaminaya ilaa iminka tartanka loogu jiro Ballon d’Or...

(Europe) 06 Maajo 2018. Barcelona iyo Real Madrid ayaa caawa isku fara saari doona kulanka xiisaha badan ee la magac baxay El Calsico. Inkastoo ay Barca kol hore xaqiiqsatay horyaalka La Liga misane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Sergio Ramos oo Ansixiyay in Maxamed Saalax uu….!!

(Madrid) 06 Maajo 2018. Xiddiga Liverpool Maxamed Saalax ayaa ku jira qaab ciyaareed aan innaba caadi ahayn tan iyo sidii uu ugu soo biiray Liverpool isagoona xilli ciyaareedkiisii ugu horreeyay sii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo xalay loo sameeyay SALAAN SHARAFEED…(Oo Yaa u sameeyay Maadaama...

(Spain) 07 Maajo 2018. Real Madrid ayaa sida cad diiday inay xalay Salaan Sharafeed u sameyso kooxda Barcelona kulankii El Clasico ay ku kala bexeen bar baraha 2-2. Gerard Pique ayaa ku digtay kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CEEBEEY TACAAL: Messi oo Xalay xargaha jartay isagoona Garsooraha ku yiri….!!!

(Spain) 07 Maajo 2018. Lionel Messi ayaa xalay xargaha jartay isagoona si xun u weeraray Garsoore Alejandro Jose Hernandez Hernandez oo dhex dhexaadinayay kulankii Muranka badnaa ee El Calsico ee ku...

View Article

Kabtan Ramos oo sheegay in Messi uu SABAB u ahaa in Garsooraha uu ku Jiifto...

(Spain) 07 Maajo 2018. Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa sheegay Ciyaarta kaddib in Lionel Messi uu Cadaadis saaray Garsooraha taa oo keentay inuu xaqeeda siin waayo Real Madrid. Kabtanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolkii Messi cid kasta ayaa sii eegeysay, Iniesta oo Cago Cadaan dhex socday...

(Spain) 07 Maajo 2018. El Clasico ayaa xalay ku soo idlaaday 2-2 taa oo ka dhigan in Barcelona weli wax guul darro ah la gaarsiin la’yahay xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga. Kulanka Barca iyo Real...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hal Sawir oo soo koobaya wixii xalay ka dhacay kulankii El Clasico: Garsoorka...

(Spain) 07 Maajo 2018. El Clasico ayaa xalay ku soo idlaaday 2-2 taa oo ka dhigan in Barcelona weli wax guuldarro ah la gaarsiin la’yahay xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga. Kulanka Barca iyo Real...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ku jawaabay markii xiddiga Chelsea ee Eden Hazard la weydiiyey inuu ku...

(London) 07 Maajo 2018. Weeraryahanka xulka qaranka Belgium ee Eden Hazard ayaan weli heshiis cusub u saxiixin kooxdiisa Chelsea, laakiin waxa uu si cad uga hadlay fursadda uu ugu biri karo naadiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Isbuuca ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey – Yaa kaga jira...

(England) 07 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey kooxda Isbuuca ee horyaalka Premier League ama 11-ka xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa kulamadii todobaadkan la ciyaaray horyaalka Ingiriiska. Natiijooyin kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Top 50: Griezmann, Bale & Hazard oo hoggaaminaya 50-ka ciyaaryahan ee sare oo...

(Yurub) 07 Maajo 2018. Suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xagaaga ayey kooxo dhowr ah diiradda ku hayaan inay kala soo wareegaan dhowr ciyaaryahan. Haddaba shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo...

View Article

DHIIG LAAWE: Pogba oo Garoonka isaga baxay xilli Gool lagu lahaa Naadigiisa...

(Europe) 08 Maajo 2018. Pogba ayaa ku kacay dhacdo aad u fool xun isagoo isaga baxay garoonka isla markaana la dagaalay saaxiibadiisa xilli ay ciyaartu dhammaad ahayd isla markaana gool lagu lahaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo WAR WAYN ka yiri Cristiano Ronaldo

(Europe) 08 Maajo 2018. Jose Mourinho ayaa hadal wayn ka yiri xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ka hor koobka adduunka. Xulka Portugal marna kuma guuleysan koobka adduunka balse wuxuu qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Macallinka bisha April ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey –...

(England) 08 Maajo 2018. Tababaraha kooxda West Bromwich Albion ee Darren Moore ayaa loo gacan geliyey abaal-marinta Macallinka bisha April ee horyaalka Premier League. Darren Moore ayaa abaal-marintan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Xilli ciyaareedka ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey – Yaa xiddigaha...

(Madrid) 08 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey kooxda ugu fiican xilli ciyaareedka ee horyaalka La Liga ama 11-ka xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa kulamadii la ciyaaray horyaalka Spain xilli ciyaareedkan...

View Article

Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Manchester City iyo Brighton & Hove Albion oo la...

(Manchester) 09 Maajo 2018.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay caawa garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo Brighton & Hove Albion ee horyaalka Ingiriiska. Kooxda ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hadda ka hor AABIHIIS ayaa igu Qeyliyay.”.- Sheeko YAAB leh oo ku Saabsan...

(Europe) 09 Maajo 2018. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga PSG Thiago Motta ayaa daaha ka rogay Sheeko Yaab leh oo kala qabsatay isaga iyo Lionel Messi aabihii. Laacibka reer Brazil ayaa ku soo biiray...

View Article

Shaxda rasmiga ah ee kulanka kooxda Real Madrid ay booqanayso Sevilla oo la...

(Seville) 09 Maajo 2018.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay caawa garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Sevilla iyo Real Madrid ee horyaalka La Ligaha Spain. Naadiga Sevilla ayaa garoonkeeda...

View Article


Xiddiga Man United ee Paul Pogba oo dalab ka helay Kooxda Paris Saint-Germain

(Paris) 09 Maajo 2018.  Sida wararku ay sheegayaan ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Pogba ayaa dalab ka helay naadiga Paris Saint-Germain ee Waddanka Faransiiska. Warsidaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Real Madrid waa inay Marcelo siisaa SAWIRKA Maxamed Saalax si uu….”.-...

(Europe) 09 Maajo 2018. Real Madrid ayaa daba yaaqada bishan Final ka Champions League ku wajihi doonta kooxda Liverpool. Waxaan shaki ku jirin in Khatarta ugu wayn ay wajihi doonaan uu yahaya Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda ugu fiican Xilli ciyaareedka ee horyaalka Serie A oo la shaaciyey –...

(Rome) 09 Maajo 2018.  Waxaa la shaaciyey kooxda ugu fiican xilli ciyaareedka ee horyaalka Serie A ama 11-ka xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa kulamadii la ciyaaray horyaalka Talyaaniga xilli...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live