Juventus oo ku guuleysatay Coppa Italia kaddib markii ay Xasuuqday AC...
(Italy) 10 Maajo 2018. Juventus ayaa si dhib la’aan ah ku guuleysatay Coppa Italia kaddib markii ay 4-0 ku martay AC Milan. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0. Balse qeybta dambe ayaa...
View Article“Haddii ayba kooxdan leedahay HALYEEY waa Ninkaan.”.- Yaya Toure oo si heer...
(England) 10 Maajo 2018. Yaya Toure ayaa xalay loo sameeyay sagootin heer sare ah kaddib guushii ay Manchester City ka gaartay Brighton. Kolo Toure ayaa walaalkii guddoonsiiyay maaliyadiisa oo frame la...
View ArticleManchester City oo xalay Jabisay Saddex RIKOODH oo u yiilay Chelsea
(Manchester) 10 Maajo 2018. Manchester City ayaa xalay Jabisay Saddex Rikoodh oo u yiilay kooxda Chelsea kaddib guushii ay xalay ka gaareen Brighton. Kooxda Pep Guardiola ayaa xalay ku adkaatay 3-1 taa...
View ArticleConte oo diiday inuu Xaqiijiyo Mustaqbalkiisa Chelsea kaddib markii uu god ku...
(London) 10 Maajo 2018. Chelsea ayaa xalay bar baro la gashay Huddersfield taa oo ka dhigan inay rajo aad u liidata ka leedahay inay u soo baxdo Champions League kal ciyaareedka soo socda. Blues ayaa u...
View ArticleDAAWO: Rigooradii uu Ramos xalay ka khasaariyay Real Madrid
(Spain) 10 Maajo 2018. Kabtan Sergio Ramos ayaa xalay Rigoore ka khasaariyay Real Madrid ciyaartii ay guul darada 3-2 kala kulmeen Sevilla horyaalka La Liga. Qeybtii hore ayaa Los Blancos lagu...
View ArticleTababare Yuu Cali oo ku soo hadlay FACEBOOK kaddib markii uu Shalay Dekadda u...
(Muqdisho) 10 Maajo 2018. Tababare Yuu Cali ayaa bartiisa facebook ku soo hadlay kaddib markii ay Dekadda Shalay ku guuleysatay horyaalka Soomaaliya sanadkii labaad oo xiriir ah. Dekadda ayaa hal...
View ArticleMessi oo BOORKA ku reebay Maxamed Saalax
(Europe) 10 Maajo 2018. Lionel Messi ayaa ka orod dheereeya Maxamed Saalax tartanka loogu jiro Kobaha Dahabka ee gool dhalinta Yurub. Laacibka reer Argentina ayaa xalay shabaqa tagay ciyaartii ay...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka caawa kooxaha West Ham United iyo Man United oo la...
(London) 10 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha West Ham United iyo Manchester United caawa ee horyaalka Premier League. Man United ayaa...
View ArticleKooxda ugu fiican Xilli ciyaareedka horyaalka Ligue 1 ee Waddanka Faransiiska...
(Paris) 10 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey kooxda ugu fiican xilli ciyaareedka ee horyaalka Ligue 1 ama 11-ka xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa kulamadii la ciyaaray horyaalka Faransiiska xilli...
View ArticleMacallinkii hore ee Masar oo kula taliyey Mohamed Salah inuu ka tago kooxda...
(Cairo) 10 Maajo 2018. Macallinkii hore ee Masar, Hany Ramzy ayaa kula taliyey xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah inuu isaga tago kooxdaas isla markaana uu ku biiro naadiga Real Madrid. Los...
View ArticleShax laga sameeyey 11-kii xiddig ee ugu waa-weynaa oo uu kooxda Arsenal ku...
(London) 10 Maajo 2018. Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ku dhawaaqay inuu isaga tagi doono shaqada kooxda Gunners dhammaadka xilli ciyaareedkan. Kaddib 22-sanadood oo uu...
View ArticleDavid de Gea oo markii ugu horreysay ebid ku guuleystay abaal marinta….
(England) 11 Maajo 2018. Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay abaal marinta Gacmo Gashiga Dahabiga. Golden Glove waxaa la siiyaa goolyaha kulmada ugu badan...
View ArticleSAWIRRO: Xafaladda Xilli Ciyaareedka Chelsea….(Yaa ku guuleystay abaal...
(London) 11 Maajo 2018. Chelsea ayaa Olympia London ku qabsatay xafladeeda xilli ciyaareedka iyadoona la bixiyay abaal marino dhowr ah. Madaale N’Golo Kante ayaa ku guuleystay laacibka Sanadka ay...
View ArticleEEG SAWIRRADA: Jose Mourinho wuxuu Sheekadan ku tilmaamay JACEYL
(England) 11 Maajo 2018. Kabtanka naadiga West Ham Mark Noble iyo xiddiga qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa waxaa dhex maray dagaal qaraar dhammaadka ciyaartii xalay ay bar baraha ku...
View ArticleCoutinho oo ka war helay go’aanka Real Madrid ee ku aadan Neymar iyo Maxamed...
(Europe) 12 Maajo 2018. Philippe Coutinho ayaa la warinayaa inuu ogaaday go’aanka Real Madrid ee ku aadan saxiixda Neymar iyo Maxamed Saalax maadaama uu labada laacib saaxiib la yahay. Madaxwaynaha Los...
View ArticleJurgen Klopp oo Wadanaha Jaray Taageerayaasha Liverpool ka hor kulankooda...
(England) 12 Maajo 2018. Tababare Jurgen Klopp ayaa cabsi galiyay taageerayaasha Liverpool ka hor kulankooda ugu dambeeya ee Premier League ay ku wajihi doonaan Brighton. Sadio Mane ayaa seegi kara...
View ArticleMaxay tahay Sababta Liverpool Maaliyadan loogu ogolaaday inay berito ku...
(England) 09 Maajo 2018. Liverpool ayaa berito marka ay kulankeeda ugu dambeeya ee Premir League kal ciyaareedkan la ciyaareyso Brighton soo bandhigi doonta maaliyadeeda cusub ee ku ciyaari doonto...
View ArticleConte oo dib u kiciyay dagaalkii kala dhexeeyay Jose Mourinho….(Muxuu yiri?)
(London) 12 Maajo 2018. Antonio Conte ayaa si dadban u weeraray Jose Mourinho ka hor kulankooda Final ka FA Cup ee usbuuca soo socda. Labada macalin ayaa la xusuustaa inay hadalo kulul oo aad u qaraar...
View ArticleNeymar oo afkiisa ka Qiray inuu Messi iyo Suarez…..!!!!!
(Europe) 12 Maajo 2018. Neyma ayaa lacagihii ugu badnaa ebid kubbada cagta 200 milyan oo bound uga soo tagay Barcelona uguna biiray maal qabeenada PSG. Laakiin tan iyo sidii uu u tagay caasimadda...
View ArticleMa xusuustaa Laacibkii Kumanaanta ku bad baadiyay MASAAJID la xiri rabay isla...
(Europe) 12 Maajo 2018. Waxaa kubbada cagta Yurub soo maray iminkana ka ciyaarta ciyaartooy badan oo heysta Diinteena Islaamka balse kuwa qaar ayaa si gaar ah loogu xusuusan doonaa sida ay ugu gar...
View Article