Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Taageerayaasha Liverpool oo Caawa ciyaarta kaddib Lagu sii heyn doono Garoonka Roma ilaa Waqti dambe…..(Maxay tahay Sababta?)

$
0
0

(Roma) 02 Maajo 2018. Liverpool ayaa caawa Talyaaniga kula ciyaari doonta Roma lugta labaad ee wareega afar dhammaadka Champions League iyadoo ay lugtii hore kaga soo adkaatay 5-2.

Taageerayaasha Liverpool ayaa lagu sii celin doonaa garoonka Stadio Olimpico ilaa 1am habeenimo si looga hor tago in la gaarsiiyo wax dhibaato ah.

Booliska Talyaaniga ayaa ka walaacsan in taageerayaasha Reds ay bartilmaameedsadaan qaswadayaasha ku sugan Roma.

 Around 5,000 Liverpool fans are expected to be in Rome

Ilaa 2 saac iyo bar ayaa lagu wadaa in taageerayaasha Liverpool lagu sii hayo garoonka Roma ciyaarta markey dhammaato kaddib.

Isku dhacyo badan ayaa jiray ka hor kulankii Liverpool iyo Roma ee lagu ciyaaray Anfied iyadoo ay Taageerayaashu weerareen qaswadayaal.

Booliska Talyaaniga ayaay ka go’an tahay inaysan howshaasi soo laaban.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles