Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Goorma ayaa la ciyaarayaa Final ka Europe League halkeesa lagu ciyaarayaa, , Maxayse haleysaa kooxda ku guuleysata??

$
0
0

(Europe) 04 Maajo 2018. Atletico Madrid iyo naadiga Marseille ayaa xalay u soo wada baxay Finalka tartanka Europe League.

Haddaba goormaa la ciyaarayaa Final ka??

Waxaa la ciyaari doonaa Abroco 16-ka bishan aan ku jirno ee May.

Halkee lagu ciyaarayaa??

Waxaa lagu ciyaari doonaa gegada kooxda Lyone ee dalka Faransiiska Stade de Lyon, wuxuuna qaadaa 56,500 oo taageerayaal.

Ku guuleystaha Europe League muxuu helayaa?

Koobka Europe League waa kan ugu culus koobabka UEFA waxaana lagu sheegay Culeyskiisa 15kg waxaana taa dheer inuusan lahayn dhago la qabto.

Sidoo kale kooxda hanata koobka ayaa heli doonta 40-biladood ay ka safi doonto ciyaartoydeeda iyo shaqaalah kooxda.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles