Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Vidal oo markale Baraha Bulshada ku Weeraray Real Madrid iyo Garsoorihii Xalay

$
0
0

(Europe) 02 Maajo 2018. Arturo Vidal oo xalay dhaawac uga maqnaa Bayern Munich ayaa Real Madrid iyo Garsoorihii xalay dhex dhaxaadinayay kulanka ku soo weeraray baraha bulshada.

Los Blancos ayaa Final ka gaartay kaddib Bar baro ciriiri ah 2-2 ay la gashay camaaliqada Jarmalka.

Garsoore Cakir ayaa ciyaarta socodsiiyay mar uu Marcelo si cad gacanta kubbada ugu taabtay.

Vidal ayaa Muuqaal uu soo dhigay Instagram kiisa ku duray Garsooraha iyo Los Blancos.

Wuxuuna Muuqaalka soo raaciyay Qoraal u dhacayay: “Markale iyo Rigooro.”.

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles