Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

DEG DEG: Kulankii Soomaaliya vs Tanzania oo la JOOJIYAY

$
0
0

(Burundi) 29 Abriil 2018. Waxaa la joojiyay Ciyaartii Finalka 17 jirada Cecafa ee u dhexeysay xulkeena Qaranka iyo xulka Tanzania sababo la xiriira Roobab xoogan oo da’ay.

Waxaa la ciyaaray dhowr iyo Toban daqiiqo waxaana aad u fiicnaa xulkeena oo helay labo fursadood.

Lama oga in ciyaarta dib loo sii ciyaari doono iyo in la baajiyay gabi ahaan oo markale la ciyaari doono.

Ku xirnoow GOOLFM innaga ayaa idin soo gudbin doonna wixii soo kordha.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles