Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

DEG DEG: Qeybtii hore ee ciyaarta Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Uganda oo soo gabo gabowday…(Maxaa lagu kala nastay?)

$
0
0

(Burundi) 25 Abriil 2018. Waxaa soo idlaatay qeybta hore ee ciyaarta Semi Finalka Cecafa Under -17 uu xulkeena la yeelanayay dhigiisa Uganda.

Waxaa lagu maray qeybta hore 0-0.

Xulka Uganda ayaa iska khasaariyay Rigoore loo dhigay qeybta hore ee dheesha.

Waa Natiijo runtii ifafaalo fiican muujineysa.

Wixii ka soo kordha qeybta labaad, Sawirro iyo wax kasta oo aan ka heli karno kulankan dib Ayaan idin kaga soo gudbin doonnaa insha’alaah.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025