Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: Tababaraha Cusub ee Bayern Munich oo Cashar u sii dhigay kooxdiisa kaddib markii uu ka qaaday DFB Cup

$
0
0

(Germany) 20 Maajo 2018. Eintracht Frankfurt ayaa koobka DFB-Pokal ka qaaday kooxda tunka wayn ee Bayern Munich kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1.

Waxaa sheekadan xiiso gaar ah u sii yeelaya in Macallinka Frankfurt ee Niko Kovac uu qaban doono xilka tababaranimo ee Bayern Munich bisha July ee soo socota taa oo ka dhigan inuu sii ogeysiiyay xiddigaha Bayern inuu u qalmo xilka uu qaban doono.

Kovac ayaa markii uu garoonka ka sii baxayay horey u sii raacay xiddigaha Bayern Munich oo uu leylin doono kal ciyaareedka soo socda.

SAWIRRO:

 Frankfurt stunned Bayern Munich to win the German Cup in Berlin

 Frankfurt beat Bayern Munich to deny then winning another double

 Niko Kovac will take over as Bayern Munich manager on the back of beating them in the German Cup final

 Niko Kovac walks off with Bayern Munich players who he'll manage next season Arjen Robben and Co were forced to watch Frankfurt lift the cup

 Frankfurt players celebrate their famous win

 Bayern Munich were stunned by Frankfurt in the German Cup final Frankfurt fans celebrated a famous victory

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025