Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHEEKO Cajiib ah oo xalay dhex martay Eden Hazard iyo Antonio Rudiger…(Maxay...

(London) 20 Maajo 2018. Chelsea ayaa xalay si dirqi ah koobka FA Cup uga qaaday kooxda Manchester United kaddib gool rigoore ah uu u dhaliyay Hazard bilowgii ciyaarta. Antonio Rudiger iyo Eden Hazard...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqolkiiba Sagaashan iyo Sagaal ‘99%’ wuu dhammeystiran yahay Saxiixa ugu...

(Europe) 20 Maajo 2018. Sida uu sheegayo Canal Plus ee dalka Faransiiska in heshiiska ay Liverpool kula soo wareegeyso xiddiga Lyon ee Nabil Fekir uu dhammeystiran yahay Boqolkiiba Sagaashan iyo Sagaal...

View Article


MUUQAAL CAJIIB AH: Ciyaartoyda aan u ciyaarin Dalalka ay u dhasheen….(Kuwa...

(World) 20 Maajo 2018. Waxaa muuqaal laga soo sameeyay xiddigaha kubbada cagta ee aan u ciyaarin ama matalin dalalka ay ku dhasheen. Xiddigaha ugu waa wayn ayaa waxaa ka mid ah Gonzalo Higuain oo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Tababaraha Cusub ee Bayern Munich oo Cashar u sii dhigay kooxdiisa...

(Germany) 20 Maajo 2018. Eintracht Frankfurt ayaa koobka DFB-Pokal ka qaaday kooxda tunka wayn ee Bayern Munich kaddib markii ay kaga adkaatay 3-1. Waxaa sheekadan xiiso gaar ah u sii yeelaya in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arag wixii uu sameeyay mid ka mid ah xiddigaha Chelsea markii ay Xalay FA Cup...

(London) 20 Maajo 2018. Goolka qura uu Hazard xalay u dhaliyay Chelsea daqiiqadii 22-aad kaa oo Rigoore ahaa ayaa ka caawiyay inay FA Cup ka qaadaan kooxda Manchester United. Daafaca Blues ee Antonio...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar Xalay si Xun u Bahdishay mid ka mid ah xiddigaha ugu Muhiimsan...

(Torino) 20 Maajo 2018. Juventus ayaa xalay loo caleemo saaray Horyaalka Serie A markii Todobaad oo xiriir ah iyadoo uu Goolhaye Buffon u saftay kulankiisii ugu dambeeyay balse mid ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka Liverpool Henderson oo Daaha ka rogay Qiso Xanuun badan ka hor Final...

(England) 20 Maajo 2018. Kabtanka kooxda Liverpool Jordan Henderson ayaa daaha ka rogay Qiso damqasho leh oo ku aadan Aabihii oo Cunaha Kansar uga dhacay. Aabaha dhalay xiddiga qadka dhexe ee reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka Inter Milan oo hadlay kaddib sidii Waalida ahayd ay xalay ugu soo...

(Italy) 21 Maajo 2018. Inter Milan ayaa xalay ciyaar waali ahayd ugu soo baxay Champions League kaddib markii ay ciyaar soo laabasho leh 3-2 uga adkaatay Lazio oo ay booska isku heysteen. Nerazzurri...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Daawo wixii kala qabsaday Pogba iyo Sanchez intii uu socday Final...

(London) 21 Maajo 2018. Chelsea ayaa si diriqi ah FA Cup uga qaaday Manchester United kaddib gool madi ah uu ka dhaliyay Hazard oo waliba ahaa Rigoore, balse waxaa iminka la sheegayaa inuu muran xoogan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eden Hazard oo Sheegay inuusan Marna ku guuleysan doonin Ballon d’Or SABABTAN...

(London) 21 Maajo 2018. Eden Hazard ayaa aaminsan inuusan marna ku guuleysan doonin abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or maadaama uusan Anaani ahayn isla markaana jecel inuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka Real Madrid oo Daaha ka rogay sida ay ku joojin doonaan Maxamed...

(Europe) 21 Maajo 2018. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa Daaha ka rogay sida ay Final ka Champions League ku joojin doonaan labada weeraryahan ee Liverpool Mohamed Salah iyo Roberto Firmino....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo dhammaadka Usbuucan ku dhawaaqeysa Tababaraheeda cusub…(Arteta oo...

(England) 22 Maajo 2018. Arsenal ayaa dhamamadka usbuucan ku dhawaaqi doonta tababarihii u badeli lahaa Arsene Wenger. Xiddigoodii hore ee Mikel Arteta ee iminka ka mid ah tababarayaasha Manchester...

View Article

Arsenal oo Isbadelo ku sameysay Lambarada ciyaartoydeeda…(Yaa Lambaro Cusub...

(London) 22 Maajo 2018. Arsenal ayaa xaqiijisay in isbadelo lagu sameeyay Lambarada ay xirtaan Afar ka mid ah xiddigaheeda kooxda kaddib ciyaartoydii ka tagtay kooxda iyo kuwii ka fariistay ciyaaraha....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Sagootintii Pirlo….( Arag yaa ka soo qeyb galay)

(Italy) 22 Maajo 2018. Andrea Pirlo ayaa dhigtay kulan Sagootin oo heer sare ah kaa oo ka dhacay gegada San Siro iyadoo ay ka soo qeyb galeen xiddigo magac wayn ku leh kubbada cagta gaar ahaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zlatan Ibrahimovic oo markii 13-aad loo taagay Kaarka Cas kaddib markii uu...

(America) 22 Maajo 2018. Zlatan Ibrahimovic ayaa markii 13-aad waayihiisa ciyaareed loo taagay kaarka cas kaddib markii uu dharbaaxay Michael Petrasso ee garabka kaga ciyaara naadiga Montreal. Petrasso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

8-Shax oo laga sameeya Safka uu xulka Spain u soo xushay Koobka...

(Spain) 22 Maajo 2018. 23-ka Laacib ee xulka Spain u matali doonta koobka adduunka ee June ka furmaya Ruushka ayaa shalay la shaaciyay iyadoo laga soo tagay xiddigo badan oo waa wayn. Haddaba Marca...

View Article

RASMI: Manuel Pellegrini oo loo magacaabay Macallinka Cusub ee West Ham

(London) 22 Maajo 2018. Naadiga West Ham ayaa shaacisay in Manuel Pellegrini uu noqon doono Tababaraheeda cusub. David Moyes ayaa kooxda laga diray wax ka yar usbuuc, Kooxda ayaana durba magacaabatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Karim Benzema oo aad uga Farxiyay Muslimiinta Caalamka kaddib markii uu...

(Europe) 22 Maajo 2018. Xiddiga heysta Diinteena Islaamka ee weerarka kaga ciyaara Real Madrid Karim Benzema ayaa Sawir uu soo dhigay bartiisa Instagram aad uga farxiyay dhammaan muslimiinta ku nool...

View Article

Neymar oo Helikobtar (Helicopter) lagu geeyay xerada tababarka Brazil iyo...

(Brazil) 22 Maajo 2018. Neymar ayaa Helikobtar lagu geeyay xerada uu ku tababaranayo xulka Brazil ee isku diyaarinaya koobka Adduunka ee ku taala Teresopolis. Douglas Costa, Thiago Silva iyo Renato...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Inter waxay dooneysaa Semi-final ka Champions League.”.- Thohir

(Italy) 22 Maajo 2018. Inter ayaa Todobo Sano kaddib axadii dib ugu soo laabatay Champions League kaddib ciyaar waali ahayd oo ay 3-2 uga adkaadeen Lazio oo ay booska isku heysteen. Madaxwaynaha kooxda...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live