Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Arag Maaliyada ay Arsenal ku ciyaari doonto Xilli ciyaareedka soo socda

(London) 22 Maajo 2018. Arsenal ayaa soo bandhigtay maaliyada ay kulamada guriga ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2018-19. Maaliyadan nuuceedu yahay Puma ayaa taageerayaasha doonaya inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababarayaasha ugu mushaarka badan Premier League oo la soo saaray…(Waad la...

(England) 22 Maajo 2018. Waxaa la soo saaray tababarayaasha ugu mushaarka badan horyaalka Premier League iyadoo uu durba meelaha sare soo galay macallinka cusub ee West Ham Manuel Pellegrini....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo 100 milyan ku soo iibsaneysa laacib 30-jir ah si ay Hazard ugu...

(London) 22 Maajo 2018. Chelsea ayaa dooneysa inay jabiso rikoodhkeeda dhanka suuqa kala iibsiga si ay u qanciso xiddigeeda Eden Hazard. Blues ayaa dooneysa inay adduun dhan 100 milyan ku qasirto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ronaldo maku badalaneysaa Maxamed Saalax??.”.- Zidane oo Su’aashan la waydiiyay

(Spain) 22 Maajo 2018. Tababare Zidane oo la waydiiyay haddii uu Cristiano Ronaldo ku badelanayo Maxamed Saalax xilli ay labada laacib ku balansan yihiin Final ka Champions League. Balse jawaabta uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba oo yiri hadal aad u Qiiro Badan kaddib markii uu tagay dhulka...

(Makah) 22 Maajo 2018. Paul Pogba ayaa la siyay hal usbuuc oo fasax ah ka hor inta uusan xulka Faransiiska kula biirin diyaar garowga Koobka adduunka ee June ka furmaya Ruushka. Xiddiga ugu qaalisan...

View Article


Milan oo BAXAR WAYN ku jirta!!!!

(Italy) 23 Maajo 2018. Naadiga AC Milan ayaa Baxar wayn ku jirta isla markaana laga soo reebi karo tartanka Europe League oo ay markii horeba ugu soo baxday si aan sahlaneyn. Kooxda reer Talyaani ayaa...

View Article

DEG DEG: Unai Emery oo loo Magacaabay tababaraha cusub ee Arsenal

(London) 23 Maajo 2018. Arsenal ayaa si Rasmi ah u shaacisay in Unai Emery uu yahay tababaraheeda cusub, kaa oo xilka ka badelay Arsene Wenger 22 sano kaddib. Bogga rasmiga ah ee macallinka reer Spain...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka Bogo hadaladii uu yiri Unai Emery kaddib markii loo magacaabay Macallinka...

(London) 23 Maajo 2018. Arsenal ayaa si Rasmi ah u shaacisay in Unai emery uu yahay tababaraheeda cusub kaddib 22-sano uu xilka u hayay Arsene Wenger. Kabrtankii hore ee Gunners Mikel Arteta ayaa aad...

View Article


Kooxaha Inter Milan iyo Atletico Madrid oo ku tartamaya saxiixa Salomon Rondon

(England) 24 Maajo 2018. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga iyo naadiga Atletico Madrid ee dalka Spain ayaa ku tartamaya Weeraryahan ka tirsan koox ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAX laga sameeyey xiddigaha ugu wanaagsan kooxaha hoos uga dhacay xilli...

(England) 24 Maajo 2018. Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2017-18 ayaa la soo gabagabeeyey waxaana ku guuleystay kooxda Manchester City oo ku qaaday 100-dhibcood. Man City waxa ay horyaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo wadahadallo la furtay xiddig ka tirsan Kooxda Tottenham...

(Manchester) 24 Maajo 2018. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa wadahadallo la furtay ciyaaryahan daafaca uga dheela naadiga Tottenham Hotspur. Jariiradda The Mirror...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadda Nike oo soo saartay Kabo cusub oo ay ugu talo gashay inay...

(Beaverton) 24 Maajo 2018. Marka xisaabta maanta laga bilaabo, Koobka Adduunka 2018 inuu ka baasmo Waddanka Ruushka waxaa ka haray kaliya 21 maalmood. Koobka Adduunka ayaa ka bilaaban doona Ruushka...

View Article

Eric Bailly oo doonaya inuu sii joogo kooxda Man United, balse hal arrin ka...

(Manchester) 24 Maajo 2018. Eric Bailly ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu sii joogo kooxdiisa Manchester United, laakiin waxa uu hal arrin ka dalbaday macallinka kooxdaas ee Jose Mourinho....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Carlo Ancelotti oo doonaya inuu xiddigo ka kala tirsan kooxaha Real Madrid,...

(Naples) 24 Maajo 2018. Tababaraha cusub ee kooxda Napoli ee Carlo Ancelotti ayaa doonaya inuu la soo wareego saddex xiddig oo ka kala tirsan kooxaha Real Madrid, Bayern Munich iyo Chelsea sida wararku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee u muuqaneysaa Arsenal-sha Cusub???

(London) 24 Maajo 2018. 22-sano kaddib Arsenal ayaa yeelatay tababare Cusub kaddib markii uu xilka ka dagay Arsene Wenger. Unai Emery ayaa lagu wadaa inuu isbadelo badan ku sameeyo shaxda Gunners...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan Dheerahaya Isna Wuu Gaaban yahay.”.- Ronaldo oo Hadalkan ka yiri...

(Europe) 24 Maajo 2018. Real Madrid iyo Liverpool ayaa Kiev isku qaban doona kulanka la wada sugayo ee Final ka Champions League. Ka hor ciyaartooda Cristiano Ronaldo ayaa wax laga waydiiyay haddii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

LIBAAX LABO MAAHA: Ronaldinho oo hal mar wada Guursanaya Labo...

(Brazil) 24 Maajo 2018. Rugcadaaga reer Brazil Ronaldinho ayaa lagu wadaa inuu hal mar la wada aqal galo labo gabdhood sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalkiisa hooyo. 38-jirka ayaa sida la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jurgen Klopp oo farta ku fiiqay Booska ay ka Jilicsan tahay Real Madrid ka...

(Europe) 24 Maajo 2018. Beri oo Jimco ah ayaa naga xigta maalinkii la wada sugayay ee Finalka Champions League ee kooxaha Real Madrid iyo Liverpool. Balse ka hor ciyaarta kama dambeysta ee ka dhici...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Diyaar MAALIYADAHA ay Sabtida ku ciyaari doonaan Real Madrid iyo...

(Europe) 24 Maajo 2018. Maalinkii la wada sugayay ee Final ka Champions League waxaa naga xiga berito oo Jimco ah haddii uu eebe idmo. Real Madrid oo dooneysa inay Koobka dhaga waynaha xareysato markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Jawaab YAAB LEH bixiyay kaddib markii la waydiiyay Sababta uu u...

(Europe) 24 Maajo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa Jawaab Yaab leh bixiyay kaddib markii la waydiiyay sababta uu u sameeyo dabaal degga kor loo boodayo dabadeed Maaliyada la siibayo iyadoo uu Muraqihiisa...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live