(London) 24 Maajo 2018. 22-sano kaddib Arsenal ayaa yeelatay tababare Cusub kaddib markii uu xilka ka dagay Arsene Wenger.
Unai Emery ayaa lagu wadaa inuu isbadelo badan ku sameeyo shaxda Gunners isagoona durba wareysigiisa ugu horreeyay ku sheegay in hadafkiisa uu yahay koobab.
Jariiradda Marca ayaa sii Odorastay sida ay u muuqan doonto Shaxda Arsenal ee xilli ciyaareedka Cusub.
Waxaa Shaxda ka muuqanay Mesut Ozil oo ka ciyaaraya booska uu sida wayn ugu helo ee ka dambeeya weeraryahannada ama No. 10.
EEG sida ay Arsenal u Muuqan doonto:
Gool FM.