Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: Sagootintii Pirlo….( Arag yaa ka soo qeyb galay)

$
0
0

(Italy) 22 Maajo 2018. Andrea Pirlo ayaa dhigtay kulan Sagootin oo heer sare ah kaa oo ka dhacay gegada San Siro iyadoo ay ka soo qeyb galeen xiddigo magac wayn ku leh kubbada cagta gaar ahaan horyaalka Serie A.

39 jirka reer Talyaani ayaa ka dhawaajiyay inuu ciyaaraha ka fariistay bishii November balse Isniintii ayuu dhacay kulankiisii Sagootinta.

Xiddigaha ka soo qeyb galay Sagootinta ayaa loo kala saaray labo kooxood oo loo kala bixiyay Blue Stars iyo White Stars iyadoo uu kulanka ku dhammaaday 7-7.

Tababaraha dhawaan FA Cup la qaaday Chelsea ayaa goob jooge ka ahaa kulanka isagoona caawiye u matalayay Roberto Doadoni iyo Carlo Ancelotti.

Blue Stars: Waxaa ma talayay xiddigaha kala ah Buffon, Storari, Adani, Barzagli, Bonera, Cafu, Diana, Ferrara, Kaladze, Materazzi, Serginho, Pirlo, Albertini, Ambrosini, Brocchi, De Rossi, Diamanti, Marchisio, Perrotta, Seedorf, Borriello, Cassano, Quagliarella, Ronaldinho, Shevchenko, Tevez, Toni, Ventola.

Waxaa Todobada Gool u kala dhaliyay:

Shevchenko (1), Quagliarella (6), Cassano (30), Cafu (35), Seedorf (45), Brocchi (47), Toni (71)

White Stars: Waxaa iyana matalayay Abbiati, Dida, Bonucci, Chiellini, Costacurta, Favalli, Jankulovski, Maldini, Nesta, Oddo, Simic, Zambrotta, Zanetti, Baronio, Camoranesi, Gattuso, Lampard, Leonardo, Pepe, Pirlo, Rui Costa, Verratti, Baggio, Del Piero, Di Natale, Iaquinta, Inzaghi, Matri, Pato, Ronaldo, Totti, Vieri.

Waxaa Todobada Gool u kala dhaliyay:

Pato (14, 42), Vieri (33), Inzaghi (75, 79, 84), Matri (77).

SAWIRRO:

 Andre Pirlo was given a fitting send-off in his testimonial match on Monday

 Roberto Doadoni, Antonio Conte and Carlo Ancelotti share a joke in the dug-out

 Frank Lampard (L) celebrates with former Italian football player Gennaro Gattuso in what proved to be a pulsating night of entertainment

 A host of stars past and present came together to produce a thrilling 7-7 thriller

 Andre Pirlo announced his retirement from playing back in November

 The 39-year-old Pirlo salutes the supporters in Milan for the last time as a player

 Andrea Pirlo controls the ball next to Dutch legend Clarence Seedorf

 Pirlo played a half for each side at the San Siro

 Andrea Pirlo was given a huge ovation as he made his way off the pitch in the dying minutes

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles