Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo ku soo laabtay Tababarka buuxa ee kooxdiisa Paris Saint-Germain,...

(Paris) 17 Maajo 2018. Neymar Jr ayaa maanta oo Khamiis ahayd xiddigaha kooxdiisa Paris Saint-Germain, tababar kula qaatay garoonka Parc des Princes, xiddiga reer Brazil ayaana u dhow inuu dib ugu soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Sadio Mane oo hoggaaminaya 23-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Senegal...

(Dakar) 17 Maajo 2018. Waxaa la shaaciyey 23-ka ciyaaryahan ee xulka qaranka Senegal uga qeyb galaya Koobka Adduunka 2018, waxaana hoggaaminaya Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Sadio Mane. 26-sano...

View Article


Ma ogtahay inay jiraan 4-Maxamed Saalax???

(Europe) 18 Maajo 2018. Maxamed Saalax waa mid ka mid ah xiddigaha loogu hadal heyn badan yahay kubbada cagta ee xilli ciyaareedkan kaddib markii uu ku guuleystay Kobta dahabka ee Premier Leauge isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulkeena Qaranka oo iyagoo SOOMAN Galabta difaaci doona calankeena…(Haddii ay...

(Africa) 18 Maajo 2018. Rajada Ciyaaraha Soomaaliya ayaa soo noolaaneysa iyadoo ay da’yarteena kubbada cagta markii ugu horreysay gaareen Final ka CECAFA  waloow laga qaaday koobka, waxaa iminka rajo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Paul Lambert oo isaga tagay shaqadii tababarenimo ee kooxda Stoke City

(Stoke) 18 Maajo 2018. Paul Lambert ayaa isaga tagay booskiisii tababarenimo ee uu ka hayey Stoke City kaddib markii kooxdu ay hoos uga dhacday horyaalka Premier League. 48-sano jirkaan ayaa kaddib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Goolhaye Iker Casillas oo heshiiska cusub u saxiixay kooxdiisa FC...

(Porto) 18 Maajo 2018. Kooxda kubadda cagta FC Porto ayaa xaqiijisay in goolhayaheeda qabiirka ah ee Iker Casillas uu heshiis cusub oo 12 bilood ah qalinka ugu duugay. Inkastoo qeybtii hore ee xilli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Tababare Roberto Martinez oo qandaraas cusub u saxiixay xulka qaranka...

(Brussels) 18 Maajo 2018. Sida uu ku dhawaaqay xiriirka kubadda cagta Waddanka Belgium, tababare Roberto Martinez ayaa heshiiska u kordhiyey xulka qaranka Belgium. Xulka Red Devils lagu naanayso ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo diyaar u ah inay 75 milyan ku qarash-geyso saddex saxiix ka hor...

(London) 18 Maajo 2018. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa diyaar u ah inay 75 milyan oo gini kula soo wareegto saddex saxiix oo cusub ka hor inta aysan Mikel Arteta si rasmi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lix ciyaaryahan oo kubadda cagta ah oo lagu dhaliilay xilli ciyaareedkan inay...

(World) 18 Maajo 2018. Waxaa jira xiddigo kubadda cagta ka dheela oo ku shaqeeya ama jeebka ku shubta mushaar qaali ah, laakiin shaqadooda ka soo dhalaalay oo qabtay waxa u dhigma ama u dhow mushaarka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macallin Didier Deschamps oo sharraxay sababta uu Martial iyo Lacazette uga...

(Paris) 18 Maajo 2018. Macallinka xulka qaranka Faransiiska ee Didier Deschamps ayaa ku dhawaaqay 23-ka ciyaaryahan ee uu kala qeyb galayo koobka Adduunka ee bisha soo socota ka furmaya dalka Ruushka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shax laga sameeyey xiddigaha xulka qaranka Faransiiska ee laga reebay Koobka...

(Paris) 18 Maajo 2018. Macallin Didier Deschamps ayaa ku dhawaaqay xiddigaha xulka qaranka Faransiiska ee uu kala qeyb geli doono Koobka Adduunka ee bisha soo socota ka furmi doona dalka Ruushka. Waxa...

View Article

Tababare Zinedine Zidane oo si adag uga hadlay taam ahaanshaha Cristiano...

(Madrid) 18 Maajo 2018. Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in Cristiano Ronaldo uusan taam buuxa u ahayn kama dambeysta Koobka horyaalladda Yurub,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Waaba isagii oo meesha taagan… (Bal arag Taallo loo sameeyay...

(Paris) 18 Maajo 2018. Da’yarka ugu qaalisan kubbada cagta Adduunka ee Kylian Mbappe ayaa loo sameeyay taallo aan isaga laga aqoon. Madxafka Grevin Museum ee ku yaala Magaalada Paris ayaa Khamiistii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa Yiri Garsoore ma noqon karto Gabar Muslimad ah oo waliba Soomaali...

(England) 18 Maajo 2018. Jawaahir Rooble oo ah gabar Muslimad ah oo Soomaaliyeed ayaa noqotay garsooraha kaliya ee sida Rasmiga ugu diiwaan gishan FA ee xirta Xijaab kulamada ay dhex dhexaadineyso....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Juventus oo la Galbatay Horyaalka Talyaaniga…Xili ooyin iyo Dareen...

 ( Serie a ) 19 Maajo 2018. Gianluigi Buffon ayaa soo gabagabeyay 17 sano uu u cayaarayay kooxda Juventus xili ay kooxda u dabaaldagtay horyaalkii todobaad oo xariir ah kulankii ay 2-1 kaga adkaadeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo ku Guuleystay Koobka FA Cup Markii ay Garaaceen Manchester...

( FA Cup ) 19 Maajo 2018. Kooxda Cheslea ayaa si cariiri ah kaga adkaatay Manchester united finaalka FA Cup kadib cayaar ku dhamaatay 1-0. Goolka qura ee cayaarta ayaa yimid qeybta kowaad waxaana...

View Article

Ernesto Valverde oo magacaabay kooxda Barcelona ee kulanka Real Sociedad

( La liga ) 19 Maajo 2018. Macalinka Barcelona Ernesto Valverde ayaa go’aansaday inuu u yeero cayaariyahan walba uu heli karo kulanka u dambeya horyaalka oo ay la cayaari doonan kooxda Real Sociedad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRRO: Sida ay Chelsea ugu dabaal degtay koobka FA CUP

(London) 19 Maajo 2018. Gool uu Hazard u dhaliyay Chelsea bilowgii ciyaartay ayaa uga filnaaday inay FA Cup uga qaadaan kooxda Manchester United. Waa markii sideedaad ay Blues ku guuleysaneyso Koobkan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hazard oo hadlay kaddib markii ay ku guuleysteen FA Cup…….(Miyuu ka tagayaa...

(London) 19 Maajo 2018. Chelsea ayaa si dirqi ah FA Cup uga qaaday kooxda Manchester United xilli uu wacdaro dhigay Eden Hazard. Laacibka reer Belgium oo aad uga dhex muuqday Blues ayaa dhaliyay goolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Leicester City oo sameysay saxiixeedii ugu horreeyay xilli...

(England) 20 Maajo 2018. Naadiga lagu naaneyso Foxes ee Leicester City ayaa la soo wareegay daafac garabka Midig ee xulka qaranka Portugal iyo naadiga FC Porto ee Ricardo Pereira. Leicester ayaa...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live