Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Ciyaartoyda Real Madrid oo Fariin Macsalaameyn ah u wada diray Zidane marka laga reebo Hal Laacib…!!!

$
0
0

(Madrid) 01 Juunyo 2018. Zidane shalay ka yaabiyay kubbada cagta adduunka kaddib markii uu si lama filaan ah uga dhawaajiyay inuu isaga tagay xilka tababaranimo ee Real Madrid.

Caalamka kubbada cagta badankiis ayaa ka hadlay is casilaada macallinka reer France iyadoo ay xiddigaha Real Madrid oo idil u soo wada direen fariin Macsalaameyn ah marka laga reebo Gareth Bale.

Xiddigaha Real Madrid ayaa markii ay maqleen is casilaada Zidane kuwada yaacay Baraha bulshada iyagoona muujiyay sida ay ugu xun yihiin isla markaana macsalaameyn kal iyo laab ah u diray macalinkooda.

Balse Bale waxba laga hayo, lamana garanayo sababta uu Tababarihiisa ugu yaraan Macsalaameyn xitaa ugu soo diri waayay.

SAWIRRO:

Keylor Navas

Keylor Navas

Kiko Casilla

Kiko Casilla

Luca Zidane

Luca Zidane

Dani Carvajal

Dani Carvajal

Achraf

Achraf

Nacho

Nacho

Sergio Ramos

Sergio Ramos

Raphael Varane

Raphael Varane

Theo Hernandez

Theo Hernandez

Marcelo

Marcelo

Jesus Vallejo

Jesus Vallejo

Marcos Llorente

Marcos Llorente

Casemiro

Casemiro

Mateo Kovacic

Mateo Kovacic

Dani Ceballos

Dani Ceballos

Luka Modric

Luka Modric

Toni Kroos

Toni Kroos

Isco

Isco

Marco Asensio

Marco Asensio

Lucas Vazquez

 

Lucas Vazquez

Borja Mayoral

Borja Mayoral

Karim Benzema

Karim Benzema

Cristiano Ronaldo

Cristiano Ronaldo

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles