RASMI: Frank Lampard oo loo magacaabay Tababaraha Cusub ee Derby County
(England) 31 Maajo 2018. Halyeygii Chelsea Frank Lampard ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga Derby County ee ka ciyaarta Championship dalka Ingiriiska. Wuxuu xilka ka dhaxlay Gary Rowett...
View ArticleMaxaa lagu haystaa siddeedii ciyaaryahan ee Finalka geeyay Qarankeena Soomaaliya
(Muqdisho) 31 Maajo 2018 –Ilaa iyo iminka ma jiro masuul ka tirsan xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo la hadlay siddeedii xiddig ee heerka koowaad ka socday kuwaas oo Finalka geeyay qarankeena...
View ArticleTottenham oo Bahdil ku Sameysay Kooxaha London Sida Arsenal iyo Chelsea
( London ) 31 Maajo 2018. Tottenham ayaa bahdishay kooxaha ay la xifaaltanto magaalada London ee Arsenal iyo Chelsea xili ay xayeeysiino kusoo bandhigtay garoonkeeda Cusub. Shaashado la dhigtay...
View ArticleZidane oo ka OOYSIIYAY Xiddigaha Real Madrid ka hor Final kii Champions...
(Europe) 31 Maajo 2018. Zinedine Zidane ayaa qorshe cajiib ah la yimid ka hor ciyaartii Final ka Champions League si uu ugu dhiiro galiyo xiddigihiisa inay koobka ku guuleystaan markii saddexaad oo...
View ArticleMaxamed Saalax Ciqaabta ALLE ayaa ku habsatay kaddib markii uu Liverpool...
(Kuwait) 29 Maajo 2018. Dhaawacii Maxamed Saalax ka soo gaaray Finalkii Champions League waa Ciqaab kaga timid Ilaahey kaddib markii uu ciyaar darteed u furay Soonkiisa, Mubarak al-Bathali ee ah Daaci...
View ArticleHalkan ka DAAWO sida lama Filaanka ahayd uu Zidane isaga casilay Xilka...
(Madrid) 31 Maajo 2018. Zidane ayaa isugu yeeray Real Madrid shir aan la sii qorsheyn isagoona ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu u hayay. Macallinka reer France ayaa labo sano iyo bar uu ku...
View ArticleYaa qabanaya xilka Tababaranimo ee Real Madrid???
(Madrid) 31 Maajo 2018. Zidane ayaa ruxay ciyaaraha kubbada cagta kaddib markii uu si lama filaan ah uga tagay xilka tababaranimo ee kooxda Real Madrid. Macallinka reer France ayaa isugu yeeray shir...
View ArticleBal EEG sida uu noqday Madaxwaynaha Real Madrid markii uu Zidane ku dhawaaqay...
(Madrid) 31 Maajo 2018. Zidane ayaa qabtay shir Jaraa’id oo lama filaan ah oo aan horey loo qorsheyn isagoona ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Real Madrid labo sano iyo bar kaddib. Macallinka reer...
View Article15 Dhacdo Cajiib ah oo Soo Koobeysa Waa yihii Zidane ee Kooxda Real Madrid+...
( Madrid ) 31 Maajo 2018. Zinedine Zidane ayaa soo gabagabeyay waayihiisa tababare ee kooxda Real Madrid kadib markii uu ku dhawaaqay Iscasiladiisa shir jaraa’id uu qabtay. Waxaa loo magaacay shaqada...
View ArticleGool FM oo SAWIR QURUX badan ka sameysay Zidane
(Muqdisho) 31 Maajo 2018. Zidane ayaa gil gilay kubbada cagta adduunka kaddib markii uu si lama filaan ah ugu dhawaaqay inuu isaga tagay xilka tababaranimo ee Real Madrid xilli 5-maalmood oo qura laga...
View ArticleXhaka oo isagoo OOYNAYA Isbitaal loo qaaday….(Miyuu seegayaa Koobka...
(Europe) 01 Juunyo 2018. Granit Xhaka ayaa dhaawac jilibka ah looga saaray tababarka xulkiisa Switzerland. 25-jirka Arsenal ayaa isagoo xanuunsanaya dhulka ku dhacay kaddib markii uu si xun u...
View ArticleCiyaartoyda Real Madrid oo Fariin Macsalaameyn ah u wada diray Zidane marka...
(Madrid) 01 Juunyo 2018. Zidane shalay ka yaabiyay kubbada cagta adduunka kaddib markii uu si lama filaan ah uga dhawaajiyay inuu isaga tagay xilka tababaranimo ee Real Madrid. Caalamka kubbada cagta...
View ArticleVictor Moses oo xalay Bahdilay Kabtanka Cusub ee Ingiriiska….(DAAWO goysmo...
(London) 03 Juunyo 2018. Daafaca Chelsea Victor Moses ayaa xalay bahdilay Kabtanka Cusub ee xulka Ingiriiska Harry Kane kaddib markii uu Goysmo ku dhaawici gaaray. Weeraryahanka Tottenham ayaa dhaliyay...
View ArticleMa aragtay Qorshaha Cajiibka ah ay la yimaadeen ciyaartoyda Muslimiinta ee...
(Europe) 03 Juunyo 2018. Tan iyo sidii ay u curatay bisha Barakeysan ee Ramadaan 17-dii bisha May, xulka Muslimiinta ah ee Tunisia ayaa ciyaaray labo kulan oo Saaxiibtinimo ay la kala yeesheen Portugal...
View ArticleRonaldo oo soo Kireystay nin Dagaalyahan ah si uu Ururka Daacish…..!!!
(Europe) 03 Juunyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa adkeeyay ilaaladiisa shaqsi ahaaneed ka hor koobka Adduunka isagoona soo kireystay nin dagaal yahan ah oo lagu Magacaabo Nuno Marecos. Nuno shaqadiisa...
View ArticleMa anigaa Dhaawacan????…(Waqti badan kuma qaadan Neymar inuu ku dhaliyo...
(England) 03 Juunyo 2018. Neymar ayaa dhaawac ka gaaray cagta garoomada uga maqnaa tan iyo bishii Feebaraayo waxaana jiray cabsi wayn oo laga qabay inuu gabi ahaan seego koobka adduunka. Balse xiddiga...
View ArticleSAWIRKAN oo aad uga Careysiiyay Taageerayaasha Liverpool, balse ma ahan sida...
(England) 03 Juunyo 2018. Taageerayaasha Liverpool ayaa aad uga carooday Sawir qabsaday baraha bulshada kaa oo ay ku wada jiraan Marcelo, Modric iyo Kovacic oo u muuqda kuwa ku qoslaya Caalamada kooxda...
View Article“Adiga Ayaan ku sugeynaa”.-…(Daawo wixii Xalay dhex maray Neymar iyo Modric)
(England) 04 Maajo 2018. Neymar ayaa si wayn lala xiriirinayay kooxda Real Madrid balse waxaa xalay sheekada dab ku sii shiday Modric kaddib markii uu kula kaftay: ‘Adiga ayaan ku sugeynaa’. Brazil iyo...
View Article“Ma aaminsani wax NASIIB la dhoho, Shaqo iyo Dadaal ayaan Goolka uga dhaliyay...
(Madrid) 04 Juunyo 2018. Waad qaldan tahay haddii aad aaminsan tahay in Karim Benzema uu Nasiib ku dhaliyay goolkii sahlanaa uu Finalka Champions League ka xareeyay Liverpool. Laacibka reer France ayaa...
View ArticleEmmanuel Eboue oo Xalay dib ugu soo laabtay Garoomada xilli uu sheegay inuu...
(Madrid) 04 Juunyo 2018. Daaficii Arsenal Emmanuel Eboue ee sheegay inuu Shiid dartii isku dili gaaray ayaa xalay dib ugu soo laabtay Garoomada isagoona ka soo muuqday kulankii Samafalka Barnabeu ku...
View Article