(Tangier) 13 Agoosto 2018. Naadiga Barcelona ayaa xalay ku guuleysatay koobka Spanish Super Cup markii 13-aad kaddib markii ay 2-1 uga adkaatay naadiga Sevilla.
Dembele ayaa goolka guusha u dhaliyay Barca tobankii daqiiqo ee ugu dambeeyay inkastoo ay Sevilla iska khasaarisay Rigoore ay ciyaarta ku bareejeyn karta dhammaadka dheesha.
DAAWO DABAAL DEGGA BARCELONA:
Gool FM.