Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weli ma dhammaan Sheekadii Hazard iyo Real Madrid, Tababare Sarri oo…..(Maxaa...

(Europe) 12 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa diidan inay qirato inay ku guul darreysatay ugaarsigii ay ugu jirtay xiddiga Chelsea ee Eden Hazard. Camaaliqada reer Spain ayaa si waali ah u dooneysa in...

View Article


Taageerayaasha Real Madrid oo kulankii Milan muujiyay Muhiimada uu Modric u...

(Madrid) 12 Agoosto 2018. Taageerayaasha Real Madrid ayaa Luka Modric u muujiyay qiimaha uu u leeyahay ciyaartii ay kooxdooda 3-1 uga adkaadeen AC Milan koobka Bernabeu Trophy. Taageerayaasha ayaa u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo hal habeen Gudihiisa la dhigay Labo ISIBTAAL kaddib markii laga...

(Spain) 12 Agoosto 2018. Ronaldo ayaa loola cararay Isbitaal ku yaala dhul xeebeedka Ibiza kaddib markii laga helay cudurka pneumonia’ waa Jeermis ama Caabuq ku dhaca Sambabada kaa oo barariya...

View Article

Maxay tahay Sababta David Silva uu xitaa Keydka uga soo muuqan waayay...

(London) 12 Agoosto 2018. David Silva ayaa seegay kulankii ay iminka Manchester City 2-0 uga adkaatay kooxda Arsenal oo xitaa kuma jirin keydka. 32-jirka ayaa la sheegayaa inuu kulanka uga maqnaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raheem Sterling oo SHARAXAY wixii uu ula jeeday Dabaal degii uu ku sameeyay...

(London) 12 Agoosto 2018. Raheem Sterling ayaa Sharaxay wixii uu ula jeeday Dabaal degii uu sameeyay kaddib markii uu goolka ugu daah furay Manchester City ciyaartii ay dhawaan 2-0 uga adkaadeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO XUL AH: Arag sida ay Barcelona ugu dabaal degtay Spanish Super Cup

(Tangier) 13 Agoosto 2018. Naadiga Barcelona ayaa xalay ku guuleysatay koobka Spanish Super Cup markii 13-aad kaddib markii ay 2-1 uga adkaatay naadiga Sevilla. Dembele ayaa goolka guusha u dhaliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Bayern Munich oo koobka Super Cup ugu dabaal Degtay si CAJIIB AH

(Germnay) 13 Agoosto 2018. Naadiga Bayern Munich ayaa si sahlan ku qaaday koobka Germany Super Cup kaddib markii ay 5-0 uga adkaatay Eintracht Frankfurt. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo Xalay TAARIIKH lama ilaawaan ah u dhigay Barcelona

(Tangier) 13 Agoosto 2018. Barcelona ayaa xalay soo xareysatay Spanish Super Cup markii 13-aad taa oo ka dhigeysa kooxda inta ugu badan hanatay kaddib markii ay 2-1 ku martay Sevilla ciyaar ka dhacday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Ogtahay in lagu kala tagay oo aan la dhammeysan kulankii ugu horreeyay uu...

(Villar Perosa) 13 Agoosto 2018. Cristiano Ronaldo ayaa kulankiisii ugu horreeyay u saftay Juventus isla markaana u dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay balse lama dhammeysan ciyaarta oo waa lagu kala...

View Article


Keita Balde oo Maanta Tijaabada caafimaad u maraya Inter Milan

(Milano) 13 Agoosto 2018. Keita Balde ayaa soo gaaray magaalada Milan ee dalka Talyaaniga si uu maanta Tijaabada caafimaad ugu maro naadiga Inter Milan sida uu warinayo Gianluca Di Marzio. Nerazzurri...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka Luka Modric oo Wadnaha jaray Taageerayaasha Real Madrid kaddib...

(Madrid) 13 Agoosto 2018. Luka Modric ayaa si wayn lala xiriirinayaa inuu u dhaqaaqo horyaalka Talyaaniga gaar ahaan kooxda Inter Milan, wakiilkiisa ayaana iminka xaqiijiyay in Kaliyantigiisa uu goor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Usbuuca ee Premier League oo la soo saaray…. (Chelsea oo qabsatay...

(England) 13 Agoosto 2018. Waxaa la ciyaaray kulamadii ugu horreeyay ee Premier League xilli ciyaareedka Cusub iyadoo ay guul wada gaareen kooxaha waa wayn marka laga reebo Arsenal. Warsidaha Goal.com...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Inter Milan oo soo xero galisay Keita…..+SAWIRRO

(Milan) 13 Agoosto 2018. Inter Milan ayaa xaqiijisay inay hal sano oo heshiis ah kula soo wareegtay Keita Baldé oo ka tirsan naadiga Monaco ee dalka Faransiiska. Heshiiska ay kooxda reer Talyaani kula...

View Article


David Silva oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay Ciyaaraha Caalamiga ah

(Europe) 14 Agoosto 2018. David Silva ayaa ka dhawaajiyay inuu ka fariistay Ciyaaraha Caalamiga ah kaddib bandhigii liitay uu xulkiisa Spain ka sameeyay koobkii adduunka uu dhawaan ku guuleystay xulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo galabta la...

(Muqdisho ) 14  Agooso 2018.  Waxaa maanta lagu wadaa in la sameeyo isku aadka wareega guruubyada koobka degmooyinka  gobolka Banaadir oo ay ka qayb qaadan doonaan 17-ka degmo. Afar guruub  ayaa loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CIMRIGAADA OO RAAGO GEEL DHALAAYO AAS KU TUSAA: Bal EEG wixii uu sameeyay...

(London) 14 Agoosto 2018. Tababaraha Cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaa sameeyay arrin aad u Yaab badan oona aad looga hadal hayo Saxaafadda iyo Baraha Bulshada kulankiisii ugu horreeyay ee Premier...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bakayoko haddii uu xitaa ku biiray AC Milan wuxuu weli Dhibaato ku hayaa...

(Europe) 15 Agoosto 2018. Tiemoue Bakayoko ayaa hal sano oo Amaah ah ugu biiray kooxda AC Milan ee dalka Talyaaniga balse wuxuu weli culeys ku hayaa kooxda Chelsea oo bixin doonta inta ugu badan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Messi oo diiday inuu Matalo xulkiisa Argentina iyadoona aad looga...

(Argentina) 15 Agoosto 2018. Lionel Messi ayaa u sheegay xulka Argentina inuusan mar labaad u ciyaareyn sanadkaan iyadoona aad looga cabsi qabo inuu iska Casilo Ciyaaraha Caalamiga ah. 31-jirka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa ka jira in Ciidamada AMISOM ay ka bexeen Garoonka ugu Wayn Soomaaliya...

(Muqdisho) 15 Agoosto 2018. Warbaahinta qaar iyo Baraha Bulshada ayaa hadal haya in ciidamada AMISOM ay isaga baxeen Tuulada Isboortiga ee Stadium Muqdisho. Raysal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheekada Pogba iyo Mourinho oo BARAKAMALEEY Gaartay….(Laacibka reer France oo...

(England) 16 Agoosto 2018. Xiriirka Jose Mourinho iyo Paul Pogba oo gaaray meeshii ugu hooseysay kaddib dagaal hor leh oo dhex maray. Dagaalka Cusub ayaa waxaa kiciyay hadaladii uu yiri laacibka reer...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live