WAR CUSUB: Horyaalka LA LIGA hadda kaddib laguma Ciyaari doono Dalka Spain oo...
(Spain) 16 Agoosto 2018. Horyaalka Spain ayaa Taariikh wayn sameyn doona maadaama qaar ka mid ah kulamadiisa lagu soo ciyaari doono Dalalka Mareykanka iyo Canada. La Liga ayaa heshiis 15-sano ah la...
View ArticleMiyaa qaliin lagu sameynayaa Kevin De Bruyne, Imise ayuuse garoomada ka...
(Manchester) 17 Agoosto 2018. Naadiga Manchester City ayaa saddex bilood waayi doonta adeega Kevin De Bruyne, balse qaliin laguma sameyn doono laacibka kaddib dhaawac jilibka ka gaaray. Xiddiga reer...
View ArticleChelsea oo Willian dartii uga Tanaasuleysa xeer soo jireen u ah oona aad u...
(London) 17 Agoosto 2018. Chelsea ayaa Heshiis Labo sano ah ku abaal marineysa Willian. Blues ayaa la arkaa in Timaha waynaha reer Brazil dartiisa u qafiifiso xeerkeeda soo jireenka ee ah in hal sano...
View ArticleAC Milan oo dhawaan soo bandhigeysa Castillejo, Diego Laxalt iyo Bakayoko
(Milano) 17 Agoosto 2018. Naadiga AC Milan ayaa si Rasmi ah Villarreal ugala soo wareegtay Samu Castillejo iyadoo uu dhanka kale aaday Carlos Bacca. Castillejo ee ka ciyaara garabka bidix ee weerarka...
View ArticleManchester United oo Diiday inay iibiso Pogba
(Manchester) 17 Agoosto 2018. Manchester United waxay diidan tahay inay iibiyaan Paul Pogba xagaagan iyadoo ay bannaanka u taagan tahay kooxda Barcelona oo si daran u dooneysa. Xiriirka Jose Mourinho...
View ArticleKaddib 10-maalmood oo wada hadalo ah Eden Hazard oo ugu dambeyn la xaqiijiyay…..
(London) 17 Agoosto 2018. Tababaraha Cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaa ugu dambeyn xaqiijiyay in Eden Hazard uu la sii joogi doono kooxda kaddib wada hadalo uu la yeeshay laacibka reer Belgium 10...
View ArticleReal Madrid oo FIFA u gudbisay Dacwad ka dhan ah Inter Milan
(Europe) 17 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa la warinayaa inay FIFA ku dacwaysay kooxda Inter Milan oo ay ku sheegtay inay si sharci darro ah ku dooneyso laacibkeeda Luka Modric. Qof u hadlay FIFA ayaa...
View ArticleSAWIRRO: Tababarkii ugu dambeeyay ee Chelsea iyo Arsenal ka hor kulankooda...
(London) 17 Agoosto 2018. Chelsea iyo Arsenal ayaa ku jira diyaar garowgoodii ugu dambeeyay ka hor kulankooda berito ee Premier League. Gunners ayaa kulankeedii furitaanka Horyaalka Ingiriiska guul...
View ArticleSAWIRRO: AC Milan oo soo bandhigtay Saxiixyadeeda Cusub….(Castillejo, Diego...
(Milano) 17 Agoosto 2018. AC Milan ayaa gabo gabada suuqa kala iisbiga Serie A hal mar gacanta ku soo wada dhigtay Diego Laxalt, Tiemoue Bakayoko iyo Samu Castillejo. Xiddiga qadka dhexe ee Chelsea...
View Article“Hazard wuxuu noqon karaa mid ka fiican Ronaldo iyo Messi laakiin waxay ku...
(London) 18 Agoosto 2018. Tababaraha Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in Eden Hazard uu noqon karo laacibka ugu fiican adduunka balse ay isaga ku xiran tahay midaa. Laacibka reer Belgium ayaa 11...
View ArticleRugacadaagii hore ee Arsenal Kanu oo u sheegay kooxdiisa hore inay iska...
(London) 18 Agoosto 2018. Halyeygii hore ee Arsenal Nwankwo Kanu ayaa u sheegay Gunners inay Mesut Ozil sidiisa ku qaataan amaba ay iska ceyriyaan. Kubbad qaabeeyaha dhawaan ku dhawaaqay inuu iska...
View ArticleSHAX isku Dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea vs Arsenal ka hor kulankooda Caawa
(London) 18 Agoosto 2018. Chelsea ayaa Caawa Stamford Bridge ku marti galineysa dhigeeda Arsenal kulanka labaad ee Premier League xilli ciyaareedka Cusub. Blues ayaa guul wayn ku furatay horyaalka...
View ArticleKulanka Caawa ee Chelsea iyo Arsenal oo la SAADAALIYAY….(Yaa badinaya???)
(England) 18 Agoosto 2018. Rugcadaagii hore ee Liverpool, Real Madrid, Manchester United iyo xulka qaranka Ingiriiska Michael Owen ayaa sida caadada ahaydba saadaaliyay kulamada Usbuuca ee Premier...
View Article10-maalmood Gudahood oo si Rasmi ah loogu dhawaaqi doono Kabtanka Cusub ee...
(London) 18 Agoosto 2018. Maurizio Sarri ayaa qiray inuusan weli go’aansan xiddiga uu sida rasmiga ah ugu gacan galin doono calaamada Kabtanka ee kooxda Chelsea. Macallinka reer Talyaani ayaa weli kala...
View ArticleMaxaa keenay hoos u dhaca ku yimid Xiisaha Horyaalka Soomaaliya iyo Tartamada...
(Muqdisho) 18 Agoosto 2018. Hoos u dhac wayn ayaa ku yimid xiisihii ay la haayeen ciyaaraha kala duwan oo ay qabtaan xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, markii laga hadlo dhanka taageeryaasha oo...
View ArticleMid ka mid ah Garsoorayaasha ugu Caansan Premier League oo SABAB YAAB leh...
(England) 18 Agoosto 2018. Ururka Garsoorayaasha Premier League ayaa shaaciyay Khamiistii inuu Sababo shaqsi ahaaneed uu shaqada uga tagay Bobby Madley oo 32 jir ah. Baraha bulshada ayaa isla qaraxday...
View ArticleXiddigaha ay Real Madrid la wareegi karto ka hor inta uusan ku Xirmin Suuqa...
(Madrid) 18 Agoosto 2018. Real Madrid iyadoo ay horey ciyaartooy muhiim ah uga tageen ayaa misane waxaa xagaagan ka tagay Theo Hernandez, Mateo Kovacic, Cristiano Ronaldo iyo xitaa tababare Zidane....
View Article“Maxamed Saalax Nasiib Wayn ayuu lahaan lahaa haddii……”.- Ronaldinho
(Europe) 18 Agoosto 2018. Maxamed Saalax Nasiib wayn ayuu ku lahaan lahaa haddii uu ku biiri lahaa Real Madrid ama Barcelona. Waxaa sidaa qaba Rugadaagii hore ee Barca Ronaldinho kaa oo guulo badan...
View ArticleNinka ugu Orodka dheer Adduunka Usain Bolt oo ku soo biiray Kubbada...
(Sydney) 19 Agoosto 2018. Ninka ugu orodka dheer adduunka ee Usain Bolt ayaa ku soo biiray saaxadda kubbada cagta. 31-jirka ayaa ka fariistay orodka sanadkii tagay kaddib markii uu ku guuleystay bilad...
View ArticleSoo noolayntii kubadda cagta Soomaaliya iyo kaalintii Cali Shiine ” WARBIXIN
(Muqdisho) 19 Agoosto 2018. – Waa go’aan geesinima leh oo ku soo beegmay xilli loo baahnaa, waxaana fikirkaas ku soo baxay in ka badan 200 oo ciyaartooy kuwaas oo magac ku leh waqtigaan bulshada...
View Article