Tartanka Dagmooyinka Galmudug…(Gaalkacyo oo Goor dhow marti galineysa…)
(Galmudug) 19 Agoosto 2018. Gaalkacyo waxaa ka socota qaban qaabo xoogan oo lagu jiro qabsoomida Koobka Dagmooyinka Galmudug oo dhawaan ka furmi doona Garoonka Kubada Cagta ee Cabdulaahi Ciise...
View Article“War Morata-hii Xumaa ayba Suarez nooga dhigeen” . Dhaliyaha Chelsea oo si...
(London) 19 Agoosto 2018. Taageerayaasha Arsenal ayaa si xun uga jeex jeexay Alvaro Morata kaddib goolkii Cajiibka ahaa uu ka dhaliyay ciyaartii xalay ay Chelsea ku adkaatay 3-2. Dhaliyaha reer Spain...
View ArticleSHAXDA RASMIGA AH ee Manchester City vs Huddersfield
(Manchester) 19 Agoosto 2018. Kooxda Pep Guardiola ayaa kulankeedii labaad ee Premier League la ciyaareysa kooxda Huddersfield oo marti u ah. Riyad Mahrez, Raheem Sterling iyo Walker oo ku soo bilowday...
View ArticleEden Hazard oo ugu dambeyn af cad ku sheegay inuu….
(London) 19 Agoosto 2018. Eden Hazard ayaa ugu dambeyn laabta u qaboojiyay taageerayaasha Chelsea isagoona af cad ku sheegay inuusan meel uga socon Blues kal ciyaareedkan. Hazard ayaa koobkii adduunka...
View ArticleUnai Emery oo Daaha ka rogay SABABTII uu u diiday inuu SALAANTA ka qaado...
(London) 19 Agoosto 2018. Chelsea ayaa xalay ka adkaatay dariskeeda Arsenal ciyaar la iska dhaliyay 5-gool. Qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 2-2 balse Blues ayaa la timid goolka guusha dhammaadka...
View ArticleCanuga uu Silva kor u hayo waa wiilkii uu dartiisa……..+SAWIRRO
(Manchester) 19 Agoosto 2018. Manchester City ayaa Nus darsin goolal ah ku xaaqday kooxda Huddersfield Ciyaartii ay dhawaan ku yeesheen Etihad Stadium. David Silva ayaa garoonka la soo galay dhallaan...
View Article“Waaba Guul haddii ay Man United AFARTA sare ka soo mid noqoto xilli...
(London) 19 Agoosto 2018. Jose Mourinho ayaa sheegay in Manchester United ay dhabtii ku adkaan doonto xilli ciyaaredkan inay soo gasho kaalinta afaraad iskaba dhaafe inay qaado koobka Premier League....
View ArticleRonaldo Gool wuu dhalin waayay Kulankiisii ugu horreeyay ee Serie A balse SAN...
(Italy) 19 Agoosto 2018. Cristiano Ronaldo ayaa shalay u saftay Juventus kulankiisii ugu horreeyay ee horyaalka Serea A, wuxuu ku guul darreystay inuu gool dhaliyo ciyaarta ku dhammaatay 3-2 balse SAN...
View ArticleReal Madrid oo lagu Qasbay inay Badesho LAMBARADA Maaliyadeeda….(SABAB???)
(Madrid) 20 Agoosto 2018. Xeerka LaLiga Santander ayaa ku qasbay Real Madrid inay badesho farta ay ku qoran tahay Lambarada Maaliyadeeda sanadkii labaad oo xiriir ah. Kulankii xalay ay Los Blancos ku...
View ArticleCIID WANAAGSAN: Gool FM oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa...
(Gool FM) 20 Agoosto 2018 – Maamulka, Qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed...
View ArticlePSG oo sare u qaadey dadaalka ay ku soo xero galineyso Rakitic
(Europe) 23 Agoosto 2018. PSG ayaan weli ka harin doonisteeda Ivan Rakitic oo waxayba sare u sii qaaday lacagaha ay ku dooneyso inkastoo aysan weli gaarin qiimaha lagu bur burin karo heshiiskiisa....
View ArticleRUUXII GALAA ABAAL MAR BAA LOO GUDAA: Madaxwaynaha Liberia oo Abaal Marinta...
(Liberia) 23 Agoosto 2018. Arsene Wenger ayaa Arbacadii ka soo degay Dalka Liberia halkaa oo uu ka helay soo dhaweyn diiran. Wenger ayaa macallin u soo ahaa Weah mar ay ka wada tirsanaayeen naadiga...
View ArticleConte oo lagu wado inuu si dhaqsi leh ugu soo laabto Garoomada si uu Xilka...
(Europe) 23 Agoosto 2018. Tababarihii dhawaan laga ceyriyay kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa lagu wadaa inuu si dhaqsi leh ugu soo laabto shaqada tababarka isagoo xilka AC Milan ka badeli kara Gennaro...
View ArticleKabtanka Arsenal Koscielny oo dib u soo laabtay kaddib Qalliinkii lagu sameeyay
(London) 23 Agoosto 2018. Kabtanka Arsenal Laurent Koscielny ayaa dib ugu soo laabtay maanta tababarka kooxda kaddib qaliin looga sameeyay feesha lugta. Daafaca reer France ayaa garoonka laga qaaday...
View ArticleTartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir oo Galabta furmaya…(Yaa lagu daah...
(Muqdisho) 24 Agoosto 2013. Garoonka Banadir Stadium ee dhaca Degmada Cabdicasiis waxaa galabta laga daari doona shuclada tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir. Caadiyan Tartanka Degmooyinka waxaa ka...
View ArticleMourinho oo Godkiisa Biyo ugu soo galeen….(Zidane oo Saaxiibadiisa dhow dhow...
(Europe) 24 Agoosto 2018. Zinedine Zidane ayaa saaxiibadiisa dhow dhow u sheegay inuu qorsheenayo inuu leyliyo kooxda Manchester United. Jose Mourinho ayaa dhex dabaalanaya cadaadis xoogan kaddib...
View ArticleXavi oo Barcelona farta ugu fiiqay inay PSG ka soo afduubtaan….
(Europe) 24 Agoosto 2018. Kabtankii hore ee Barcelona Xavi ayaa ugu baaqay kooxdiisii hore inay PSG ka soo afduubtaan xiddiga qadka dhexe ee Adrien Rabiot. Barca ayaa qorsheynaysa inay u soo dhaqaaqdo...
View ArticleAubameyang oo Baraha Bulshada uga jeex jeexay Timo waynaha ku Cusub...
(London) 24 Agoosto 2018. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa baraha bulshada uga jeex jeexay xiddiga ku cusub kooxda Arsenal ee Matteo Guendouzi kaddib markii la soo saaray liiska xiddigaha ugu xawaaraha...
View ArticleDEG DEG: Kabtanka Tottenham oo XABSI la dhigay ka hor kulanka Man...
(London) 24 Agoosto 2018. Kabtanka kooxda Tottenham Hugo Lloris ayaa la xiray kaddib markii ay Boolisku qabteen isagoo Cabsan oo Baabuur kaxeynaya. Goolhayaha 31 jirka ee xulka Faransiiska kula...
View ArticleSAWIRRO XUL AH: Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo furmay
(Muqdisho) 25 Agoosto 2018. Waxaa shalay si rasmi ah garoonka Banaadir uga furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, waxaana xaflada furitaanka oo si heersare loo soo...
View Article