Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Ronaldo Gool wuu dhalin waayay Kulankiisii ugu horreeyay ee Serie A balse SAN ayuu Jabiyay…+SAWIRRO

$
0
0

(Italy) 19 Agoosto 2018. Cristiano Ronaldo ayaa shalay u saftay Juventus kulankiisii ugu horreeyay ee horyaalka Serea A, wuxuu ku guul darreystay inuu gool dhaliyo ciyaarta ku dhammaatay 3-2 balse SAN ayuu jabiyay.

Xiddiga reer Portugal ayaa waxay isku dheceen goolhayaha Chievo ee Stefano Sorrentino taa oo sababtay inuu SANKA ka jabo.

Sorrentino ayaa laga qaaday Garoonka isagoo miir daboolan wuxuuna habeenka ku qaatay Isbital, inkastuu mar dambe soo dhigay Sawirkiisa Baraha bulshada isagoo sanka u duuban yahay.

SAWIRRO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles