Kullamo ka tirsan tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo...
(Muqdisho) 25 Agoosto 2018. Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa shalay furmay, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo xiiso badan. Kullanka furitaanka ayaa kusoo dhamaaday 2-0...
View ArticleJadwalka tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo dhamaystiran
(Muqdisho) 25 Agoosto 2018. Waxaa shalay si rasmi ah u furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, kaa soo ay ka qayb qaadanayaan 17-ka degmo. Tartanka ayaa lagu ciyaarayaa...
View ArticleSAWIRRO: Xulalka ka qayb galaya tartanka Degmooyinka Galmudug oo gaaray...
(Gaalkacyo) 25 Agoosto 2018. Dhammaan Xulalkii ka qayb gali lahaa Tartanka Degmooyin Galmudug ayaa soo gaaray Magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Tartanka oo lagu wado inuu si rasmi ah u furmo...
View ArticleOzil ma XANUUNSANA ee isagaa diiday inuu ka soo muuqdo Arsenal kulankii...
(London) 25 Agoosto 2018. Mesut Ozil ayaa ka maqnaa kulankii dhawaa ay Arsenal 3-1 uga adkaatay naadiga West Ham taa oo ka dhigneyd guushoodii ugu horreysay ay Premier League ka gaareen xilli...
View ArticleAfar degmo oo ku ballansan garoomada Jaamacadaha iyo Banaadir
(Muqdisho) 26 Agoosto 2018. Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan...
View ArticleTartanka degmooyinka kubadda cagta Galmudug oo galabta furmaya
(Gaalkacyo) 25 Agoosto 2018. Garoonka C/laahi Ciise ee magaalada Gaalkacyo waxaa galabta ka furmi doona tartanka degmooyinka Galmudug oo sida qorshaysan ay ka qayb qaadan doonaan lix degmo. Kullanka...
View ArticleMarcos Alonso oo ka hadlay Rigooradii Dooda dhalisay ee loo dhigay kulankii...
(England) 26 Agoosto 2018. Marcos Alonso ayaa ka hadlay rigooradii muranka dhalisay ee loo dhigay ciyaartii ay dhawaan Blues 2-1 uga adkaatay Newcastle United. Fabian Schar ayaa dhulka dhigay daafaca...
View ArticleJorginho waa Macalinka BAASKA……(Arag RIKOODHKA uu caawa dhigay)
(England) 26 Agoosto 2018. Jorginho ayaa Chelsea u dhigay Rikoodh Cusub kaddib guushii ay dhawaan 2-1 ka gaareen kooxda Newcastele United. Laacibkii hore ee Napoli ayaa noqday xiddiga sameeyay Baasaska...
View ArticleBarcelona oo BOG gaar ah ku Qoratay Maxamed Saalax
(Europe) 27 Agoosto 2018. Barcelon ayaa Diiwaan gaar ah ku qoratay xiddiga Liverpool ee Maxamed Saalax iyadoo u aragta laacibka dhaxli lahaa booska Lionel Messi. Camaaliqada reer Spain ayaa wiilka reer...
View ArticleMarcelo oo ka xumaaday badelkii Xalay lagu sameeyay isagoona sheegay in...
(Spain) 27 Agoosto 2018. Marcelo ayaa la yaabay badelkii lagu sameeyay ciyaartii xalay ay guusha wayn ka gaareen Girona 4-1 isagoona sheegay inuusan qabin wax dhaawac ah oo uu jir ahaan bed qabay....
View ArticleDegmada Shibis oo guul dirqi ah ka gaartay Xamar Jajab+SAWIRRO
(Muqdisho) 27 Agoosto 2018. Degmada ayaa guul dirqi ka gaartay degmada Xamar Jab jab oo ay kulan katirsan wareega Group-yada tartanka kubadda cagta degmooyinka ku yeesheen garoonka Jaamacadaha. Labada...
View ArticleSAWIRRO XUL AH: Kaaraan iyo Howl-Wadaag oo isku garba dhacay
(Gaalkacyo) 27 Agoosto 2018. Degmooyinka Kaaraan iyo Howl-wadaag ayaa kulan aad u xiiso badan ku yeeshay garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Labada degmo oo kuwada jira Group C ayaa soo...
View ArticleTartanka degmooyinka Galmudug oo magaalada Gaalkacyo ka furmay+SAWIRRO
(Gaalkacyo) 27 Agoosto 2018. Waxay ahayd Maalin ku weyn Bahda Sportiga Galmudug gaar ahaan kuwa Gaalkacyo.Waa markii ugu horaysay oo la qabto tartanka Degmooyinka Galmudug. Ciyaartii furitaanka...
View ArticleKullamo ka tirsan tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo...
(Muqdisho) 27 Agoosto 2018. Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan...
View ArticleJorginho wuxuu soo wado iyo WABIGA yaa wayn!!!!…(Ma Ogtahay in Xalay uu...
(England) 27 Agoosto 2018. Saxiixa Cusub ee Chelsea Jorginho ayaa Xalay dhigay rikoodh Cajiib ah kaddib markii uu kaligiis ka baas batay kooxda Newcastle United oo idil ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen....
View ArticleEden Hazard oo Kaalinta 3-aad ka soo xirtay Chelsea
(London) 27 Agoosto 2018. Eden Hazard ayaa noqday laacibka saddexaad ee ugu goolasha badan Chelsea Premier League kaddib Rigooradii uu ka xareeyay Newcastle United ciyaartiis ay xalay uga adkaadeen...
View ArticleOzil oo Xanuun/Jiro Been ah isku riday kaddib markii uu ogaaday…..!!!
(London) 27 Agoosto 2018. Mesut Ozil ayaa Jiro/Xanuun sheegtay kaddib markii uu ogaaday in laga ciyaarsiin doono boos aan ahayn kii uu ka ciyaari jiray ciyaartii ay Gunners ka adkaatay West Ham....
View ArticleAlexis Sanchez oo lagu wado inuu ku soo bilowdo kulanka Caawa ee Tottenham...
(Manchester) 27 Agoosto 2018. Alexis Sanchez ayaa lagu wadaa inuu ku soo bilowdo kulanka aaway ay Manchester United ku wajihi doonto Tottenham kaddib markii uu ka soo kabtay dhaawac uu qabay isla...
View ArticleAMISOM oo ka baxday Garoonka Stadio Muqdisho, Madaxwayne Farmaajo oo...
(Muqdisho) 28 Agoosto 2018. Dowladda Soomaaliya oo bilaabeysa qorshe aad u ballaaran oo dib loogu howl galinayo garoonka ugu wayn soomaaliya ee (Muqdisho Stadium) kaddib markii ay isaga bexeen Amison....
View ArticleShangaani oo taako u dhigtay Waabari iyo Yaqshiid oo guul ka gaartay Kaxda
(Muqdisho) 01 Sebt 2018.Degmooyinka Waaberi iyo Shangaani ayaa barbaro 1-1 isla dhaafi waafay kaddib kulan ciyaareed aad u xiiso badnaa oo ay labada degmo ku yeesheen garoonka Jaamacadaha. Degmada...
View Article