Degmada Shibis oo iska xaadirisay wareega siddeed dhamaadka xilli Hodan iyo...
(Muqdisho) 01 Sebt 2018. Tartanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconaya, iyadoo lagu ciyaarayo garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku yaala caasimadsa Muqdisho. Degmada shibis...
View ArticleGuruubka (C) ciyaaraha kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo si aan...
(Muqdisho) 01 Sebt 2018 Illaa iyo afar degmo ayaa ku jira guruubkaan, kuwaas oo dhamaantood si wayn isugu diyaariyay tartankaan. Laba degmo ayaa leh min laba dhibcood waana Kaaraan iyo Dayniile, halka...
View ArticleAfar degmo oo ku ballansan garoomada Jaamacadaha iyo Banaadir
(Muqdisho) 01 Sebt 2018 Garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku yaala caasimadda Muqdisho ayaa lagu ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada C iyo D, waxaana wali...
View ArticleTartanka degmooyinka Galmudug oo soo gaaray heer gaba gaba ah
(Gaalkacyo) 01 Sebt 2018 Garoonka C/laahi Ciise ee magaalada Gaalkacyo waxaa ka soconaya tartanka xiisaha badan ee degmooyinka maamul goboleedka Galmudug. Tartanka ayaa soo gaaray heerkii gaba...
View ArticleLix qodob oo laga diiwaan galiyay heerka guruubyada ciyaaraha Degmooyinka...
(Gaalkacyo) 01 Sab 2018 Ka hor wareegga labaad ee Tartanka Degmooyinka Galmudug oo galabta la amba qaadi doono ayaa akhristayaasheena waxaan la wadaageenaa lix qodob oo laga diiwaan galiyay heerka...
View ArticleXulka Belgium oo Dalacsiiyay Thierry Henry….(Maxaa laga dhigay?)
(Europe) 01 Sab 2018. Thierry Henry ayaa u muuqday mid ka tagi doona xulka Belgium maadaama lagu waday inuu noqon doono tababaraha koowaad ee kooxda Bordeaux ee ka ciyaarta horyaalka Faransiiska....
View Article“Waxaan nahay LAMAANAYAAL reer MASAR ah oo TODOBO ku jira ee Fadlan….”. Labo...
(England) 01 Sab 2018. Ciyaarta iminka idlaatay ay Liverpool 2-1 uga adkaatay Leicester City ayaa labo Taageere mar qura hal dalab u soo wada jeediyay Maxamed Saalax. Laacibka reer Masar wax gool ah ma...
View ArticleTababare Allegri oo sheegay SABABTII uu Ronaldo ugu Gooyay xafladii Laacibka...
(Europe) 01 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa u gooyay xafladii lagu bixinayay abaal marinta laacibka Sanadka ee Yurub isla markaana lagu sameenayay isku aadka Champions League. Luka Modric ayaa abaal...
View Article“War ma garan wayseen inaad Hal xilli ciyaareed xitaa howl gab ka dhigtaan.”....
(Madrid) 01 Sab 2018. Taageerayaasha Real Madrid ayaa aad uga Carooday in Lambarkii 7-aad uu Cristiano Ronaldo u xirnaa kooxda durba la guddoonsiiyo Mariano oo ay kooxdu dib ula soo saxiixatay dhawaan....
View ArticleKullankii Waabari iyo Yaqshiid oo la baajiyay iyo Wadajir oo ……..
(Muqdisho) 02 Sebt 2018 Sida qorshaha uu ahaa illaa iyo laba kullan ayaa lagu ballansanaa garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho, ha yeeshee is badel ayaa yimid. Maamulka...
View ArticleBoondheere iyo Howl-Wadaag oo ismari waaya+SAWIRRO
(Muqdisho) 02 Sebt 2018 Degmooyinka Howl-wadaag iyo Boondheere ayaa barbaro 1-1 ku kala tagay kulan ciyaareed ka dhacay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Labada koox oo kuwada jira Group...
View ArticleReal Madrid oo Waji kala la timid…..(Barcelona oo meel la saaray)
(Madrid) 02 Sab 2018. Real Madrid ayaa waji cusub la soo baxday sidii uu xilka tababaranimo ugu qabtay Julen Lopetegui iyadoona Baas meel ku saartay kooxaha ay la ciyaareyso, waxay xitaa ka baas...
View ArticleBenzema oo Bannaanka is keenay….(Taageerayaasha Real Madrid oo Xalay…)
(Madrid) 02 Sab 2018. Benzema ayaa Taageerayaasha Real Madrid ilowsiiyay inay tabaan Cristiano Ronaldo kaddib markii uu la soo baxay wacdaro aan caadi ahayn. Muddo uu ku sugnaa Real Madrid, dhaliyaha...
View ArticleLeroy Sane Shalay wuxuu ahaa Xiddiga Goobta Maantana..
(Manchester) 02 Sab 2018. Mustaqbalka Leroy Sane ee Manchester City ayaa soo wajahay shaki wayn kaddib markii xalay laga reebay safka kooxda oo idil xitaa keydka. Laacibka reer Germany laguma soo...
View ArticleMaxamed Saalax oo Amar WAALI ah hordhigay Xiriirka Masar iyo Jawaab KULUL oo...
(Egypt) 02 Sab 2018. Sheekada Maxamed Saalax iyo xiriirka kubbada cagta dalka Masar ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano EFA ayaa meel xun mareysa. Xiddiga Liverpool ayaa la warinayaa inuu maamulka sare...
View ArticleSadio Mane oo qaaday Talaabo ka Farxisay qof kasta oo MUSLIM ah…(DAAWO)
(England) 02 Sab 2018. Muuqaal la soo dhigay baraha bulshada oo uu ka soo muuqanayo dhaliyaha Liverpool Sadio Mane ayaa ka farxiyay qof kasta oo Muslim ah. Weeraryahanka heesta Diinteena Islaamka ayaa...
View ArticleNeymar oo la ogaaday kooxda uu ku biirayo haddii uu u soo dhaqaaqo Premier...
(Europe) 02 Sab 2018. Warsidha Express ayaa sheegaya in Neymar uu door bidayo inuu u dhaqaaqo Chelsea ama Arsenal haddii uuba imaanayo Premier League isla markaana uusan Maanka ku heyn kooxaha...
View ArticlePogba oo Manchester United u sheegay goorta uu ka tagayo iyo kooxda uu ku...
(England) 02 Sab 2018. Paul Pogba ayaa dhagta ugu dhibciyay Manchester United goorta uu doonayo inuu ka tago iyo kooxda uu ku biirayo. Xiddiga qadka dhexe ee Manchester United ayaa doonaya inuu ka tago...
View ArticleWadajir iyo Xamar Wayne oo dhibcaha qaybsaday +Sawirro
(Muqdisho) 03 Sebt 2018 Iyadoo si xiiso leh ay garoomada kubadda cagta uga socdo tartanka kubadda cagta degmooyinka waxaa maanta wada ciyaaray Degmooyinka Xamar Wayne iyo Wadajir oo kuwada Jira...
View ArticleIsbadel ku yimid Jadwalka tartanka degmooyinka kubadda cagta gobolka Banaadir
(Muqdisho) 03 Sebt 2018 Maamulka Isboortiga gobolka Banaadir ayaa isbadel ku sameeyay jadwalka tartanka, mahadaama la gaaray kullamadii u dambeeyay, waxaana laga cabsi qabaa in degmooyinka qaar ay...
View Article