Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Afar degmo oo ku ballansan garoomada Jaamacadaha iyo Banaadir

(Muqdisho) 03 Sebt  2018  Maanta oo Isniin ah waxaan  la ciyaari doona laba kulan  waxaana ballansan  degmooyinka  Yaaqshiid iyo Waaberi oo garoonka Jaamacadaha ku ciyaari doona iyo  Shangaani Vs...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Usbuuca ee Premier League oo la soo saaray…. (Man City oo xiddigaha...

(England) 03 Sebt  2018. Waxaa la ciyaaray kulamadii afaraad ee Premier League xilli ciyaareedka cusub 2018-19 iyadoo ay guul wada gaareen kooxaha waa wayn marka laga reebo Tottenham. Warsidaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay tahay SABABTA Raheem Sterling looga reebay xulka England???

(England) 04 Sab 2018. Raheem Sterling ayaa laga reebay xulka England ee la ciyaaraya Spain iyo Switzerland maadaama uu qabo dhawac dhabarka qeybta hoose ah. Laacibka Manchester City ayaa lala...

View Article

Herrera oo diyaar u ah inuu ka tago Manchester United kaddib markii…

(Manchester) 04 Sab 2018. Ander Herrera ayaa diyaar u ah inuu dhageysto dalabyada lagu doonayo si uu uga tago kooxda Man United. Xiddiga qadka dhexe ee reer Spain ayaa doonaya inuu ka tago Old Trafford...

View Article

Musharxiiinta abaal Marinta WIILKA DAHABIGA oo la soo saaray….(Arag LIISKA oo...

(Europe) 04 Sab 2018. Tuttosport ee dalka Talyaaniga ayaa soo saartay 60-ka xiddig ee u sharaxan abaal marinta Wiilka Dahabiga Golden Boy 2018. 19-jirka Koobka adduunka kula guuleystay Faransiiska isla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo qiray inuu si KAL iyo LAAB ah u aaminsan yahay Ronaldo… (Muxuu ka...

(Europe) 04 Sab 2018. Lionel Messi ayaa aamisan inay wiiqday awooda Real Madrid isla markaana ay ku dhibtoon doonto inay markale ku guuleysato Champions League kaddib markii uu ka tagay Cristiano...

View Article

Degmooyinka soo baxay,Kuwa haray iyo wax walba oo aad ugu baahan tahay...

(Muqdisho) 04 Sebt  2018  Waxaa si xiiso leh u soconaya tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir iyadoo lagu ciyaarayo garoomada Koonis iyo Jaamacadaha. Degmooyinka qaar ayaa xaqiijiyay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Manchester City oo soo bandhigtay maaliyadeeda 3-aad….(Goorma ayaa...

(Manchester) 04 Sab 2018. Manchester City ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda saddexaad ee kal ciyaareedka cusub. Midabkaan marar badan ayay Taariikhda horey u soo xiratay kooxda Pep Guardiola balse waa...

View Article


DEG-DEG: Kulamadii la ciyaari lahaa tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo...

(Muqdisho) 04 Sebt  2018 –War goor dhaw ina soo gaaray ayaa sheegaya in la baajiyay labadii kullan ee galabta ka dhici lahaa garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku yaala caasimadda Muqdisho. Kaddib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Saalax oo gaaray Dalkiisa Masar

(Egypt) 04 Sab 2018. Maxamed Saalax ayaa gaaray dalkiisa hooyo ee Masar si uu ugu soo qaato fasax gaaban oo dalxiis ah. Premier League ayaa laga nasan doonaa maadaama ay ciyaartoyda u bexeen sidii ay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoyda ugu Mushaarka badan horyaalka Seria A oo la soo saaray…(Ronaldo...

(Europe) 04 Sab 2018. Waxaa la soo saaray xiddigaha ugu mushaarka badan horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga, Cristiano Ronaldo ayaa la waayay cid xitaa u soo dhawaata iskaba dhaafe mid la sinma....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weeraryahanka Southampton iyo Maxamed Saalax oo SHARAD wada galay!!!

(Egland) 04 Sab 2018. Weeraryahanka Southampton Danny Ings ayaa Sharad la galay dhaliyaha kooxda Liverpool Maxamed Saalax. Xiddiga reer Masar ayaa dhaliyay 32-gool Premier League 36 kulan uu saftay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldinho oo Barcelona ka dalbaya in LAMBARKA 10-aad ee Lionel Messi…

(Europe) 05 Sab 2018. Halyeygii hore ee Barcelona Ronaldinho ayaa dalbanaya in Lambarka 10-aad ee Lionel Messi howl gab laga dhigo marka uu xiddiga reer Argentina ciyaaraha ka fariisto si uusan Laacib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababarayaasha ugu Sareeya Yurub oo kulmay iyo Heshiis Wayn oo ay wada...

(Nyon) 05 Sab 2018. Tababarayaasha ugu sarreeya Yurub ayaa ku kulmay xarunta UEFA ee Nyon waxayna ku heshiyeen in waqti isku mid ah uu xirmo suuqa kala iibsiga Qaaradooda Yurub. Safiirka Tababarayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RUGCADAAGII WUU SOO ROGAAL CELIYAY: Drogba oo dib ugu soo laabtay...

(London) 05 Sab 2018. Didier Drogba ayaa baraha bulshada ku shaaciyay inuu dib ugu soo laabtay kooxdiisa Chelsea isagoona noqon doona Safiirkeeda cusub ee Shirkada Taayarada Yokohama ee maal galisa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHARAXAAD laga bixiyay SABABTA uu Ronaldo ilaa iminka Gool uga dhalin...

(Italy) 06 Sab 2018. Tababarihii hore ee Inter Milan iyo Manchester City Roberto Mancini ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta uu ilaa iminka Ronaldo gool uga dhalin la’yahay horyaalka Serie A kaddib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boondheere iyo  Howl-wadaag oo usoo gudbay  wareegga 8-da tartanka kubadda...

(Muqdisho) 06 Sebt  2018.  Degmooyinka Boondheere iyo Howl-wadaag ayaa xaqiijiyay booskooda wareeg-da 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir  kadib markii ay guulo ka gaareen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Degmada Dharkeenley oo ganaax adag lagu riday

(Muqdisho) 06 Sebt  2018.  Degmada Dharkeeleey ayaa laga saaray gabi ahaan ciyaaraha kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo si xiiso leh u soconaya. Digreeto ka soo baxday guddiga Isboortiga...

View Article

Kullamadii u dameeyay guruubka B oo galabta la ciyaari doono

(Muqdisho) 06 Sebt  2018. Kulamo aad u adag oo ka tirsan  tartanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa galabta in lagu ciyaaro garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku Yaala caasimadda Muqdisho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Heegan oo la soo wareegtay xiddigo Ajaanib ah+SAWIRRO

(Muqdisho) 06 Sebt  2018. Kooxda kubadda cagta Heegan ayaa la soo wareegtay saddex xiddig oo Ajaanib ah, kuwaas oo ka soo jeeda dalka Uguanda. Xiddigahan ayaa ka ciyaara booska daafaca iyo weerarka,...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live