AFKA LAGAMA SHEEGTO ADIGOON JACEYL ARAG: Alexis Sanchez oo Hees Murugo leh...
(England) 06 Sab 2018. Dhaliyaha Manchester United Alexis Sanchez ayaa boggiisa Instagram ku shaaciyay inay kala hareen Jaceylkiisa Mayte Rodriguez. Laacibka ugu mushaarka badan Premier League ayaa...
View ArticleDiego Maradona oo loo Magacaabay Tababaraha kooxda…..
(America) 07 Sab 2018. Halyeygii hore ee xulka Qaranka Argentina Diego Maradona ayaa loo Magacaabay Tababaraha Cusub ee naadiga Dorados de Sinaloa ee ka dhisan dalka Mexica. Maradona wuxuu horey u soo...
View ArticleMid ka mid ah xiddigaha Real Madrid oo SHULUQ ku sheegay Ronaldo isla...
(Madrid) 07 Abriil 2018. Dani Ceballos ayaa Shuluq ku sheegay Halyeygii Real Madrid ee Ronaldo kaddib markii wax laga waydiiyay Saameynta uu Cristiano Ronaldo ku yeelanayo kooxda kaddib markii uu kaga...
View ArticleJadwalka wareega siddeed dhamaadka ciyaarah degmooyinka gobolka Banaadir ”...
(Muqdisho) 08 Sebt 2018. Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay...
View ArticleKullankii ugu dambeeyay heerka guruubyada koobka degmooyinka oo galabta la...
(Muqdisho) 08 Sebt 2018 Kullan aa u xiiso badan isla markaana ka tirsan heerka guruubyada ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa galabta la ciyaari doonaa. Dheesha ayaa ah tii ugu dambaysay...
View ArticleMilan oo Janaayo ku soo Jeeda Cesc Fabregas
(Europe) 08 Sab 2018. Camaaliqada Serie A AC Milan ayaa isku diyaarineysa inay Janaayo u soo dhaqaaqdo xiddiga qadka dhexe ee Chelsea Cesc Fabregas. Warsidaha Corriere dello Sport ee dalka Talyaaniga...
View Article“Waxay i dhahaan LAGA ROONE.”.
(London) 08 Sab 2018. Daafaca Arsenal Hector Bellerin ayaa aad uga Careysan aflagaadada ka soo gaareysa taageerayaasha marka uu ku sugan yahay Garoonka iyo markuu bannaanka ka joogo. 23 jirka aadka u...
View Article“Waxay Xusuustaan oo kaliya Dhibkii aan gaarsiiyay Maxamed Saalax ee ma jiro...
(England) 09 Sab 2018. Taageerayaasha xulka England ee xalay ku sugnaa Gegada Wembley ayaa ku ooriyay Kabtanka xulka Spain Sergio Ramos iyagoo gucanaya dhaawicii uu u geystay Maxamed Saalax Final kii...
View ArticleSida ay degmooyinka isugu beegmeen wareega siddeeda iyo afar dhamaadka...
(Muqdisho) 09 Sebt 2018 Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay...
View ArticleKullankii ugu horeeyay wareega siddeed dhamaadka ciyaaraha degmooyinka...
(Muqdisho) 10 Sebt 2018 Waxaa galabta la amba qaadi doonaa ciyaartii ugu horaysay wareega Siddeed dhamaadka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir. Kullanka galabta ayaa dhex mari doona Waabari iyo...
View ArticleFIFA oo Siminaar Muqdisho ugu furtay garsoorayaal Soomaaliyeed +SAWIRRO
(Muqdisho) 10 Sebt 2018 Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Siminaar heerkiisu sareeyo kaasoo sare loogu qaadayo tayada garsoorayaasha Soomaaliyeed. Siminaarkaan ayaa waxaa...
View ArticleMid ka mid ah Xiddigaha ugu Muhiimsan Liverpool oo Taageero Wayn u Muujiyay...
(Europe) 10 Seb 2018. Sergio Ramos ayaa Cuuriyaamiyay Liverpool Final kii Champions League ee kal ciyaareedkii tagay kaddib markii uu Garoonka dhaawac uga saaray xiddigooda ugu muhiimsan. Intaa oo...
View ArticleWAR CUSUB: Real Madrid oo XILKEEDA ugu Sarreysa la dooneysa Rafael Nadal
(Madrid) 10 Sab 2018. Warar dhawaan gal ah oo ka imaanaya dalka Spain ayaa tibaaxaya in Real Madrid ay dooneyso inay Mustaqbalka Madaxwayne ka dhigato halyeyga ku caanka ah ciyaaraha Teeniska sida...
View ArticleMaxay tahay SABABTA uu Ronaldo uga maqan yahay kulanka caawa uu Portugal la...
(Europe) 10 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo ayaa seegi doona kulanka caawa uu xulka Portugal marti galin doono xulka Talyaaniga ciyaar qeyb ka ah tartanka saaxiibtinimo ee UEFA Nations League. Kabtanka...
View ArticleTababaraha Chelsea Sarri oo Weerar ku ah AC Milan
(Europe) 10 Sab 2018. Tababaraha Chelsea Maurizio Sarri ayaa doonaya inuu iska adkeeyo Daafaca dhexe isagoona eeganaya sidii uu ku soo xero galin lahaa xiddigaha AC Milan ee Alessio Romagnoli iyo...
View ArticleQaraxii Maanta oo Sababay in la baajiyo kulankii berito dhex mari lahaa...
(Muqdisho) 10 Sab 2018. Waxaa la baajiyay ciyaartii dhex mari lahayd Hodan iyo Xamar Wayne kullankaas oo ka tirsanaa Wareega Sideed Dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir. Qaraxii waynaa ee...
View ArticleWaaberi oo u soo baxday Semi Final ka Tartanka Degmooyinka
(Muqdisho) 10 Sab 2018. Waaberi ayaa noqotay Degmadii ugu horreysay ee u soo baxda afar dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir kaddib markii ay gool madi ah galabta kaga adkaatay Boondheere....
View ArticleYaa Dhaxlay Sanduuqii Ronaldo ee Real Madrid iyo Booskii uu ka fariisan jiray...
(Madrid) 10 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ka soo tagay gegada Bernabeu ee Real Madrid kaddib sagaal sano oo qurxoon isagoona ku biiray camaaliqada Talyaaniga ee Juventus. Haddaba waxaa la dhaxlay...
View ArticleC/casiis Catoosh oo ka tagay Heegan, Kuna laabtay kooxdiisii hore ee ……….
(Muqdisho) 11 Sab 2018- C/casiis Catoosh ayaa ka tagay kooxda Heegan kaddib hal xilli ciyaareed ee uu ku qaatay naadiga ciidanka Booliska. Xiddiga ayaa qaab ciyaareed aad u wanaagsan ku qaatay...
View ArticleJadwalka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo mar kale is badel ku yimid
(Muqdisho) 11 Sab 2018- Waxaa mar kale is badel ku yimid jadwalka tartanka degmooyinka gobolka Banaadir, kaddib weerarkii lagu qaaday xarunta degmada Hodan. Hodan ayaa sida qorsha uu ahaa galabta la...
View Article