Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

C/casiis Catoosh oo ka tagay Heegan, Kuna laabtay kooxdiisii hore ee ……….

$
0
0

(Muqdisho)  11 Sab 2018- C/casiis Catoosh ayaa ka tagay kooxda Heegan kaddib hal xilli ciyaareed ee uu ku qaatay naadiga ciidanka Booliska.

Xiddiga ayaa qaab ciyaareed aad u wanaagsan ku qaatay naadigaan isagoo ahaa kabtanka koowaad.

Maamulka kooxda Heegan ayaa inoo xaqiijiyay in xiddiga la siiyay warqadiisa fasaxa ee (Noolo Osto).

Catoosh ayaa ku laabtay kooxdiisii hore Dekedda oo uu kula guulaystay horyaalka Soomaaliya.

Hal sano ayaa ka harsan qandaraaska uu kula jiro kooxda, ha yeeshee labada dhinac ayaa isku af gartay in la Kansalo Heshiiska.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles