(Muqdisho) 03 Sebt 2018 Maanta oo Isniin ah waxaan la ciyaari doona laba kulan waxaana ballansan degmooyinka Yaaqshiid iyo Waaberi oo garoonka Jaamacadaha ku ciyaari doona iyo Shangaani Vs dharkenley oo Garoonka Banaadir foodda isku dari doona
Yaqshiid ayaa kullankii ugu dambeeyay guul ka heshay Kaxda,halka Waabari iyana ay bar baro la dhaafi waysay Shangaani.
Sido kale Shangaani oo laba dhibac ayaa wajahaysa Dharkeenley oo iyana saddex dhibcood soo heshay.
EEG KALA SARRAYNTA GURUUBKA (A)
# | Team Name | MP | W | L | D | F | A | GD | Pts |
1 | WAABERI | 3 | 2 | 0 | 1 | 7 | 3 | 4 | 7 |
2 | YAAQSHIID | 3 | 1 | 1 | 1 | 4 | 4 | 0 | 4 |
3 | DHARKEENLEEY | 2 | 1 | 1 | 0 | 2 | 3 | -1 | 3 |
4 | SHANGAANI | 2 | 0 | 0 | 2 | 3 | 3 | 0 | 2 |
5 | KAXDA | 2 | 0 | 2 | 0 | 2 | 5 | -3 | 0 |
Gool FM