(Italy) 24 Sab 2018. Cristiano Ronaldo oo saddexdiisii kulan ee ugu horreeyay Serie A wax gool ah u dhalin waayay kooxdiisa cusub ee Juventus ayaa ugu dambeyn hurdada ka kacay.
Laacibka reer Portugal ayaa labadiisii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka Talyaaiga dhaliyay saddex gool.
Kooxaha yar yar ayaa safka hore ee gool dhalinta horkacaya.
Krzysztof Piatek ee u safta Genoa ayaa 5-gool ku hogaaminaya gool dhalinta Serie A, waxaa ku soo xiga Rodrigo de Paul ee u safta naadiga Udinese.
Haddaba gool dhalinta Serie A ayaa sidan loo kala hogaaminayaa:
Gool FM.