Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Jooji is Gaad-gaadka aad Gacalisadeyda ku heyso…”.- Marouane Fellaini oo loo...

(Manchester) 22 Sab 2018. Tababare Jose Mourinho ayaa ammaanay Marouane Fellaini kaddib markii uu ku lug lahaa labadii gool ay kaga adkaadeen Watford ciyaartii sabtidii hore ee ku idlaatay 2-1. Balse,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

John Terry iyo Frank Lampard oo OOYIN jabsaday, iyo Drogba ooba la aamusin...

(London) 23 Sab 2018. Halyeeyadii Chelsea Frank Lampard, John Terry iyo Didier Drogba ayaa la sheegayaa inay Ooyin kal iyo laab ah jabsadeen markii Jose Mourinho laga ceyriyay kooxda sanadii 2007....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Go’aanka uu qaatay Messi oo CAQABAD ku noqday Ronaldo!!!

(Europe) 23 Sab 2018. Go’aanka Lionel Messi ee ah inuu xaadiro xaflada berito lagu bixinayo abaal marinada FIFA ayaa jahwareer iyo xaalad adag galineysa Cristiano Ronaldo. Xiddiga reer Portugal ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Klopp oo Shalay ka jajabiyay Shaqiri kulankiisii ugu horreeyay ee lagu soo...

(England) 23 Sab 2018. Xherdan Shaqiri ayaa shalay lagu soo bilaabay kulankiisii ugu horreeyay Liverpool ee Premier League ciyaartii ay 3-0 uga adkaadeen Southampton, balse waxaa ka jajabiyay Jurgen...

View Article

SAFAFKA RASMIGA AH ee West Ham vs Chelsea…(Morata oo markale keydka la dhigay)

 (London) 23 Sab 2018. West Ham oo niyad wayn ka soo heshay guushii waynayd ay usbuucii hore ka soo gaartay Everton ayaa mininkeeda kula balansan Chelsea oo guul darro arkin ilaa hadda. David Luiz iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

YAABKA YAABKIIS: Xiddig CAAN ka ah Premier League oo 6-Usbuuc gudihiis loogu...

(England) 23 Sab 2018. Weeraryahanka naadiga Stoke City Saido Berahino ayaa wajahaya Dagaal dhanka sharciga ah kaddib markii wax ka yar labo bilood loogu dhalay Saddexleey Caruur. Goolahasiisa iyo...

View Article

SAFAFKA RASMIGA ah ee Arsenal vs Everton….(Aubameyang iyo Lacazette oo wada...

(London) 23 Sab 2018. Arsenal ayaa marti galineysa Everton oo usbuucii dhawaa guul daro ka soo gaartay West Ham. Weerarka Arsenal ayaa lagu soo wada bilaabay Aubameyang iyo Lacazette. EEG SAFAFKA...

View Article

Jorginho oo RIKOODH CUSUB u dhigay Premier League

(London) 23 Sab 2018. Chelsea ayaa lumisay dhibcihii ugu horreeyay ee kal ciyaareedka Cusub kaddib bar barihii 0-0 ay dhawaan la gashay West Ham. Balse macallinka Baaska ee Jorginho ayaa RIkoodh Cusub...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO QOSOL LEH: Arsene Wenger oo dib ugu soo laabtay Garoomada…(Odeyga oo...

(London) 23 Sab 2018. Arsene Wenger ayaa laga soo ceyriyay Arsenal 22 sano uu la joogay, laakiin weli ma uusan lumin Jaceylka uu u qabo Kubbada Cagta. 68-jirka ayaa dib ugu soo laabtay Garoomada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus oo Goolal soo daahay ku adkaatay iyo Ronaldo oo markale shabaqa...

(Italy) 23 Sab 2018. Juventus ayaa goolal soo daahay kaga adkaatay naadiga Frosinone 2-0. Qeybta hore ayaa lagu kala nastay 0-0. Ciyaarta oo dhammaad ku soo socota qeybta labaad ayaa Ronaldo gool u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo lagu dhagay xilli uu Kaarka cas qaatay daafacooda….+SAWIRRO

(Catalonia) 23 Sab 2018. Barcelona oo joogta mininkeeda Nou Camp ayaa bar baro 2-2 la dhaafi waysay kooxda yar ee Girona. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-1. Lionel Messi ayaa...

View Article

FINAL-KA DEGMOOYINKA: Shibis iyo Waaberi oo Caawa ciyaaraya

(Muqdisho) 24 Sab 2018. Caawa ayaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo garoonka Banaadir ee degmada C/casiis tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey...

View Article

Maxaadan ka war qabin oo caawa garoonka Koonis kaaga horeeya

(Muqdisho) 24 Sab 2018.  Caawa waxaa la baasan doonaa kulankii finalaha ahaa ee la wada sugayay waxaa garoonka kormeer u tagay duqma muqdisho iyo taliyaha booliska. Hadaba waxaa la hubiyey dhammaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aktarka Caanka ah Idris Elba oo ay u alkuman tahay Gabadha Soomaaliyeed oo...

(London) 24 Sab 2018. Waxaa caawa la qaban doonaa xafladda FIFA ee lagu bixin doono abaal marino kala duwan sida laacibka sanadka ee FIFA the best, Laacibada sanadka, Tababarha sanadka, Goolhayaha,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Caawa ka maqnaan doona Xaflada FIFA…(SABABTA oo la shaaciyay)

(Europe) 24 Sab 2018. Cristiano Ronaldo oo horey ugu gooyay xafladii lagu bixinayay abaal marinta laacibka Sanadka ee Yurub oo lagu caleemo saaray Luka Modric ayaa misane caawa ka maqnaan doona xaflada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba oo Weerar Kal iyo Laab ah ku qaaday Jose Mourinho…(Maxaa la isku hayaa??)

(Manchester) 24 Sab 2018. Paul Pogba ayaa dib isaga weeraray Jose Mourinho kaddib dhaleeceyntii kaga timid. Macallinka reer Portugal ayaa eedeyn u soo jeediyay xiddigo uu ka mid yahay laacibka reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee loo kala horeeyaa gool dhalinta horyaalka Premier League-ga ???

(London) 24 Sab 2018. Waxaa meel xasaasi ah maraya horyaalka England ee Premier League-ga, waxaana dagaal adag ku jira dhowr dhowr kooxood. Hase ahaate, xiisaha halkaa oo qura kama jiro balse waxa isa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa sidee kala sarreynta Gool dhalinta horyaalka Serie A….(Halkuu ku jiraa...

(Italy) 24 Sab 2018. Cristiano Ronaldo oo saddexdiisii kulan ee ugu horreeyay Serie A wax gool ah u dhalin waayay kooxdiisa cusub ee Juventus ayaa ugu dambeyn hurdada ka kacay. Laacibka reer Portugal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EEG: Kala Sarreynta Gool Dhalinta horyaalka La Liga

(Spain) 24 Sab 2018. Lionel Messi oo xalay Gool u dhaliyay Barcelona ciyaartii ay bar baraha la galeen Girona ayaa hogaaminaya gool dhalinta horyaalka La Liga. Cristhian Stuani oo labo gool ka xareeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ballon d’Or CUSUB oo lagu dhawaaqay, Messi iyo Ronaldo oo ka noqon doona...

(Europe) 24 Sab 2018. France Football ee bixisa abaal marinta laacibka sanadka adduunka ee Ballon d’Or ayaa soo kordhisay mid cusub oo la siin doono xiddigaha ay da’doodu ka yartahay 21-jirada. Lionel...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live