(London) 23 Sab 2018. West Ham oo niyad wayn ka soo heshay guushii waynayd ay usbuucii hore ka soo gaartay Everton ayaa mininkeeda kula balansan Chelsea oo guul darro arkin ilaa hadda.
David Luiz iyo Eden Hazard oo la nasiyay kulankii Europe League ayaa doonaya inay ku faagtaan ciyaarta ay wax yar kaddib la baasan doonaan kooxda lagu naaneyso Hammers.
Alvaro Morata ayaa markale keydka loo dhaadhiciyay iyadoona lagu soo bilaabay Olivier Giroud.
EEG SAFAFKA LABADA DHINAC:
West Ham: Fabianski, Zabaleta, Diop, Balbuena, Masuaku, Rice, Yarmolenko, Obiang, Noble, Felipe Anderson, Antonio.
Badelka: Cresswell, Snodgrass, Adrian, Sanchez, Ogbonna, Fredericks, Lucas Perez.
Chelsea: Arrizabalaga, Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Alonso, Kante, Jorginho, Kovacic, Willian, Giroud, Hazard.
Badelka: Fabregas, Barkley, Caballero, Moses, Zappacosta, Cahill, Morata.
Gool FM.