Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Inter iyo Kabtankeeda Icardi oo iski Khilaafsan dhanka Mushaarka…(Imisey...

(Milano) Sab 2018. Inter Milan ayaa weli ka shaqeynaysa sidii ay heshiiska ugu cusbooneysiin lahayd kabtankeeda Mauro Icardi, waxaase la sheegayaa inuu jiro khilaaf dhanka mushaarka ah. Qandaraaska uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: UEFA oo Baaritaano ku bilowday Kaarkii Casaa ee xalay loo taagay...

(Europe) 20 Sab 2018. UEFA ayaa furtay baaritaano ku aadan kaarkii casaa ee xalay sida deg dega ah lagu siiyay Cristiano Ronaldo balse laacibka ma heli doono jawaab ilaa laga gaaro Usbuuca dambe....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Romelu Lukaku oo ABAAL MARIN la guddoonsiiyay…..(Ogoow waxa ay tahay)

(Manchester) 20 Sab 2018. Romelu Lukaku ayaa la guddoonsiiyay abaal marin kaddib markii uu ku soo biiray liiska xiddigaha Premier League ka dhaliyay 100-gool. Dhaliyaha reer Belgium ayaa gool uu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo go’aansaday inuu ka soo qeyb galo xafladdda FIFA iyadoo ay jirto...

(Europe) 20 Sab 2018. Lionel Messi ayaa go’aansaday inuu ka soo qeyb galo xafladda lagu bixinayo abaal marinada FIFA iyadoo ay jirto inuusan ka mid ahayn Saddexda laacib ee isugu soo haray abaal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Pedro oo Garoonka laga qaaday ciyaartii iminka ee Chelsea…(Waa sidee...

(Europe) 20 Sab 2018. Chelsea ayaa Guul ku furatay Europe League kaddib markii ay dhawaan gool madi ah uga adkaadeen kooxda PAOK balse waxaa garoonka dhaawac looga saaray Pedro. Dhaliyaha reer Spain...

View Article


Maxaa ku dhacay Taageerayaasha Arsenal????

(London) 21 Sab 2018. Arsenal ayaa looga maadeystay baraha bulshada kaddib markii ay Taageerayaal badan soo xaadiri waayeen kulankii xalay ay ku furteen tartanka Europe League. Balse Gunners ayaa wax...

View Article

Koobka Jeneraal Daa’uud oo Galabta Furmaya….(Kooxaha ciyaaraya iyo...

(Muqdisho) 21 Sab 2018. Waxaa Galabta la daah Furi Doona Tartanka koobka Jeneral Daa’uud oo ah tartan caan ah oo sanadkiiba mar uu qabto xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, waxaana sanadkan ka qeyb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Kalsooni ma siin karo Alvaro Morata.”.- Tababare Maurizio Sarri

(Europe) 21 Sab 2018. Abaarta goolal la’aanta Alvaro Morata ayaa sii socota iyadoo uuna shabaqa gaari waayay kulankii xalay ay Chelsea goolka madiga ah uga adkaatay naadiga POAK tartanka Europe League....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War CUSUB oo laga helayo Kaarkii Casaa ee loo taagay Ronaldo…(Maxaa soo...

(Europe) 21 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu wajihi doono kooxdiisii hore ee Manchester United kaddib markii uu ka bad baaday ganaax dheeri ah sida ay sheegayaan warar dhawaan gal ah....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hazard ma ahan sidaan moodi jiray, markii aan joogay Real Madrid waxaan u...

(London) 21 Sab 2018. Saxiixa cusub ee Chelsea Mateo Kovacic ayaa ka dhawaajiyay in Eden Hazard uusan ahayn wixii uu ka aaminsanaa markii uu joogay Real Madrid. Kovacic oo sanad amaah ah ugu soo biiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo lagu qasbay inay Habeen kale soo dhaxaan/Jiiftaan dalka...

(Greece) 21 Sab 2018. Chelsea ayaa lagu qasbay inay habeen kale dhaxdo dalka Greece kaddib markii la Kansalay duulimaadkii ay ugu soo laaban lahaayeen England sababo la xiriira Cimilada oo xumaa. Blues...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka kooxdii ay Xalay Arsenal la ciyaartay Europe League oo sameeyay wax...

(London) 21 Sab 2018. Kabtanka kooxda Vorskla Poltava ayaa sameeyay wax aad looga yaq yaqsado ka hor kulankii Europe League ay xalay la yeeshen kooxda Arsenal. Volodymyr Chesnakov ayay Kaamirooyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wesley Sneijder oo Shil Halis ah ku galay Dhul lama Degaan ah

(Qatar) 21 Sab 2018. Laacibkii hore ee Real Madrid iyo Inter Milan Wesley Sneijder ayaa ka bad baaday shil aad u khatar ah oo uu ku galay dhul lama degaan ah (Saxaro). Xiddiga reer Holland ayaa iminka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo Qorsheyneysa inay kulan walba Daawato Paul Pogba inta ka Harsan...

( Catalonia ) 22 Sab 2018. Barcelona ayaa soo bandhigtay qorshe cusub oo ay dooneyso iney ku dawadaan xiddiga Manchester United ee Paul Pogba kulan walba inta ka harsan kal cayaareedkan, sida wararku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markii ugu Horreysay 14 sano kaddib Xulka Brazil oo loogu yeeray Seddax...

( Catalan ) 22 Sab 2018. Macalinka Brazil Tite ayaa shaaciyay 23- cayaariyahan oo loogu yeeray kulamada saabiitinimo oo ay wajihi doona Saudi Arabia  12 October iyo Argentina 16 October  iyadoo seddaxd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma maqashay SHARADKA Yaabka leh ay wada galeen Maxamed Saalax iyo...

(England) 22 Sab 2018. Liverpool iyo Southampton ayaa Galabta ku balansan kulan ka tirsan Premier League laakiin ma maqashay Sharadka ay wada galeen Weeraryahanada labada kooxood. Weeraryahanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saxiixa Cusub ee Chelsea Kovacic oo qiray inuu YOU TUBE ka aad uga Daawado...

(London) 22 Sab 2018. Saxiixa Cusub ee Chelsea Mateo Kovacic ayaa qiray inuu aad You Tube ka uga daawado muuqaalada Halyeygii hore ee Manchester United Paul Scholes si uu wax uga barto. Kovacic oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL+SAWIRRO: Sir Alex Ferguson oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay...

(Manchester) 22 Sab 2018. Tababarihii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa soo dhaweyn aan innaba caadi ahayn loogu sameeyay gegada Old Trafford ka hor kulanka ay iminka Reds la ciyaareyso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Antonio Conte oo iminka lagu dhex arkay Garoon ku yaala London oo ay ku wada...

(London) 22 Sab 2018. Antonio Conte ayaa lagu arkay gegada Craven Cottage ay naadiga Fulham iminka kula ciyaareyso kooxda Watford. 49-jirka ayaa shaqo la’aan ah tan iyo sidii ay Chelsea u soo afjartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHEEKO WAALI AH: Ma ogtahay in kooxda ay Juventus Berito la ciyaari doonto uu...

(Italy) 22 Sab 2018. Juventus ayaa berito kulan ka tirsan horyaalka Serie A la yeelan doonta kooxda Frosinone waxaase yaab ah in kooxdaas oo dhan uu ku saddex jibaarmayo Cristiano Ronaldo kaligii....

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live